Mahuraan Media

Mahuraan Media Mahuraan Media waa warbaahin madax-bannaan oo diiradda saarta warar sugan,barnaamijyo iyo madadaalo tayo leh.

15/09/2026

DEGDEG xadhiga Adan sahan xagee Lageeyay?

Wariyihii waraystayna halagu tuuro😂
15/09/2026

Wariyihii waraystayna halagu tuuro😂

14/09/2026

Calamkii oo caawa Madaxwayne Cirro iyo Qadiyadda Somaliand dhagaysanaya

  YAR, QIIMO WEYN! 🥹    meherad shaah fadhiya, ayaa wiil dhalinyaro ahi warqaddan yar ii dhibay , isagoo iga codsanaya i...
14/09/2026

YAR, QIIMO WEYN! 🥹

meherad shaah fadhiya, ayaa wiil dhalinyaro ahi warqaddan yar ii dhibay
, isagoo iga codsanaya inaan ka sarifto.

Waxaan arkay wax ka weyn warqad: waxaan arkay dhalinyaro aan tuugsi doonayn, balse shaqo iyo fursad doonaysa.

Waxaan u sheegay inaan dalka safar ku ahay,

balse waxaan ballan qaaday inaan fariintiisa qaadi doono, bulshada iyo doono.
Shaqo-abuurku waa sharaf. Dhalinyarada shaqaysanaysa ha la garab istaago. 💚

Fadlan walaal, lacagtaada ka
, qof shaqaynayana sii.

Galab Wanaagsan

Gobay cadadeeda tahay inay ka garawdo khalad Najah badal Sidiiq Widh widh gobonimo ayaad samayseen wixii xukuumadu khala...
12/09/2026

Gobay cadadeeda tahay inay ka garawdo khalad
Najah badal
Sidiiq Widh widh gobonimo ayaad samayseen wixii xukuumadu khaladay waad dhaliilaysaan xaqbaad uleediin.

Xukumada waxan odhan waar nimanku waa idin karkariyeen walhi ee gacanta ku dhiga oo muxafideeya imikay dhawyihiine

Wariye xassan galaydh oo maalmihii udanbeeyay kuxidhnaa hargeisa ayaa hada lasoo daayay
12/09/2026

Wariye xassan galaydh oo maalmihii udanbeeyay kuxidhnaa hargeisa ayaa hada lasoo daayay

MEAD iyo madaxwayne cirro
10/09/2026

MEAD iyo madaxwayne cirro

LABA BALOODH OO ISKU XIGA📍 Degmada: Axmed Macallin Haaruun📍 Xaafadda: H. Hills, agagaarka Naasahablood📐 Cabbirka: 36m × ...
10/09/2026

LABA BALOODH OO ISKU XIGA
📍 Degmada: Axmed Macallin Haaruun
📍 Xaafadda: H. Hills, agagaarka Naasahablood
📐 Cabbirka: 36m × 24m
💰 Qiimaha: $14,000
🤝 iyo Wada-hadal fursad dahabi ah

Jahooyinka: • Waqooyi: Dhisme
• Koonfur: Waddo
• Galbeed: Waddo
• Bari: Dhisme

Qiimo jaban iyo fursad wanaagsan. Qofkii danaynaya ha ka lasoo xiriiriyo.

063:8833804

Am somtel 65 6350000

10/09/2026

I got over 3,000 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Address

Hargeisa

Telephone

+252657424740

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahuraan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share