26/05/2026
Hambalyo Eid al-Adxa
Shirkadda Hage Digital Services waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisha, shaqaalaha iyo guud ahaan bulshada Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid Mubaarak farxad leh, nabad, caafimaad iyo horumar. Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha naga dhigo kuwa ku guulaysta kheyrka iyo isku xirnaanta bulshada.
Eid Al-Adxa Mubaarak ๐๐
โ Hage Digital Services