09/01/2026
Dib u Milicsiga Toddobaadka.
Toddobaad kasta dhamaadkiisa waxaa ku fursad lagu milicsado, lagu saxayo jihada, looguna diyaargaroobayo horumarka.
Waxyaabaha ugu mudan ee aad is waydiin karto waxaa ka mida
1. Maxaa si fiican u dhacay?
2. Maxaa igu adkaa ama caqabad igu noqday?
3. Maxaan casharro ka barteen waayo-aragnimadaas?
Milicsigu wuxuu ka dhigayaa waayo-aragnimadii aad la kulantay aqoon, dadaalkaagana horumar. Horumarka dhabtaa wuxuu yimaadaa marka aan istaagno, qiimeyno, oo aan h**e u soconno si miyir qabta.