SLNTV

SLNTV This is the official page of somaliland national television news
(1)

Mr/Mrs  waxan idinku soo dhaweenayna  Sariflaha Libaax Kana rayso lanbar adag Zaad 300005Edahab 65-8999969
27/12/2025

Mr/Mrs waxan idinku soo dhaweenayna Sariflaha Libaax
Kana rayso lanbar adag
Zaad 300005
Edahab 65-8999969

09/08/2025

Somtel Data Internet Hadad U Bahan iga Soo Xidhiidh Lamberada Hoose ๐Ÿ‘‡โ—
๐Ÿ”น๏ธ 3,000 slsh oo hel 1GB
๐Ÿ”น๏ธ 5,500 slsh oo hel 2GB
๐Ÿ”น๏ธ 11,000 slsh oo hel 4GB
๐Ÿ”น๏ธ 5,500 slsh oo hel 1DAY UNLIMITED
๐Ÿ”น๏ธ 11,000 slsh oo hel 2DAYS
UNLIMITED
๐Ÿ”น๏ธ 55,000 slsh oo hel 25GB
igala soo xidhiidh ๐Ÿ”ธ๏ธโžก๏ธ0634754716 - 0654754716

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐š๐ฒ๐š๐š  ๐ ๐จ.๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐ž๐ฒโ€œ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalil...
09/08/2025

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ ๐จ.๐š๐š๐ง๐ค๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐ž๐ฒ

โ€œ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo goโ€™aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, goโ€™aankan oo ay shirkaduhu h**e ugu dhawaaqeen.

Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii h**e, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland โ€œ

โ€œDoorashadii Madaxtooyada Ka Madaxweyne ahaan iyo aniga oo ah Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye waa naga diyaar wa...
10/05/2024

โ€œDoorashadii Madaxtooyada Ka Madaxweyne ahaan iyo aniga oo ah Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye waa naga diyaar waanan Hellaynaa

Ninka leh Maxaad u tidhaahdaan natiijada aqbala waxa aan leehay tii h**eba 2017 ilaa hada maad aqbalin maantana kuwa ila tartamayaa waa kuwii aan shalay ka badiyay dad cusub maahan

Hurumarka Xisbiga Kulmiye gaadhsiiyay dalka waa mid shacaku Mahdiyay oo muuqata waayo Xisbigu laba jeer buu guulaystay?

Xisbiga Kulmiye waxa lagu dooranayaa waa taariikh iyo difaaca qaranimada Somaliland

Doorashada waan diyaariyay kharashkii ku baxayayโ€

Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hada warbaahinta kula hadlay Xarunta Xisbiga Kulmiye.

24/03/2024

Wasaaradda Diinta iyo awqaafta JSL ayaa Muxaadaro ku saabsan fadliga Bisha barakaysan ee Ramadaan u qabatay Komishanka Xakamaynta HIV AIDS

24/03/2024
20/03/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynihii h**e ee Somaliland Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani.

19/03/2024

Khayraadka Ramadaanta | Mawduuca bisha Ramadaan iyo Calaamadaha dadka saalixiinta ah | Casharkii 9aad | Sh. Khaalid Yuusuf Jaamac.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil katirsan Ciidank...
09/01/2024

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Qaranka oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia ayaa galabta ku soo laabtay Dalka, waxaana garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey Saraakiil kala duwan oo ka tirsan ciidanka Qaranka, waxaana taliyaha iyo saraakiishiisa markii ay ka soo duulayeen dalka Ethiopia soo sagootiyey Saraakiisha ugu saraysa Dalkaasi.

09/01/2024

Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay faro-galinta ay Somaliya ku hayso jiritaanka Somaliland.

09/01/2024

"Qorshahani waa ka aynu ku hawl-galayno si aynu u xaqiijino shaqada aynu hayno"Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka.

Address

Hargeisa
252

Telephone

+2522520122

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SLNTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category