BARI TV

BARI TV Ku Soo Dhowow Boga BARI TV Follow Garay Oo Ka Mid Noqo Saxiibada Nugu Xidhan Mahadsanid.

21/02/2026

DEG-DEG: Xabaalo wadareedyo laga helay magaalada burco Oo Hada La Gurayo

XIISADAHA BARIGA DHEXE: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi ayaa gaaray Geneva si uu u qabto wareeg labaa...
17/02/2026

XIISADAHA BARIGA DHEXE:

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi ayaa gaaray Geneva si uu u qabto wareeg labaad oo wadahadallo nukliyeer ah oo heer sare ah oo uu la yeelanayo Mareykanka, isagoo doonaya inuu yareeyo xiisadaha iyo inuu ka hortago iska hor imaad milatari oo uu hoggaamiyaha sare ee Iiraan Ayatollah Ali Khamenei uu ka digay inay isu beddeli karto iska hor imaad gobol.

"Waxaan joogaa Geneva anigoo wata fikrado dhab ah si aan u gaaro heshiis caddaalad ah oo caddaalad ah," ayuu Araghchi ku qoray X Isniintii. "Waxa aan miiska saarnayn: gudbinta ka hor hanjabaadaha."

Iiraan iyo Mareykanku waxay dib u bilaabeen wadahadallada nukliyeer-ka horraantii bishan iyadoo xiisadda milatari ay sii xoogeysatay, iyadoo Washington ay maraakiibta dagaalka, oo ay ku jiraan markab labaad oo diyaaradeed, u dirtay gobolka, iyadoo dhexdhexaadiyayaashu ay ka shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa dagaal.

Araghchi ayaa Isniintii la kulmay madaxa Hay'adda Tamarta Atomiga Caalamiga ah (IAEA), Rafael Grossi, isagoo sheegay in kooxdiisa khubarada nukliyeerka ay filayaan "wadahadal farsamo oo qoto dheer"

BARI TV

16/02/2026

Odayaasha Iyo dhaqanka Beesha Axmed Faarax biciide Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Rag Hubaysan Oo jabhad Kaga Dhawaaqay Duleedka Ceelafweyn. U Jeedka Mowqiifka Jabhada Ayaa Saalka Ku Haysa Qaad-waleyaal

Qab Iyo Haybaad  Qaran Ayaa Ka Muuqta Sawiirkan. Waa Ciidankii Dalkeena Oo Helay Hogaamiye La Tartaamaya Caalamka.
16/02/2026

Qab Iyo Haybaad Qaran Ayaa Ka Muuqta Sawiirkan.
Waa Ciidankii Dalkeena Oo Helay Hogaamiye La Tartaamaya Caalamka.

15/02/2026

Dagaal Culus Oo Ka Socda Galbeedka Somaliland,
Dagaalkan Ayaa U Dhexeeya Beelaha Walaalaha Ah Ee Ciise Iyo samaroon. Ciidanka Qaranka Oo Goobta Dagaalku Ka Socdo Gaadhay Ayaa La Kulmay Hub Culus Oo La Isku Adeegsanayo.

BARI TV

Saraakiil loo Tababaray Hogaaminta Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa  dhameeyay Tabobar uga socda Kuliyadda ciidanka ee ...
14/02/2026

Saraakiil loo Tababaray Hogaaminta Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa dhameeyay Tabobar uga socda Kuliyadda ciidanka ee Cabdilaahi Askar.

Dhisiid Ciidan Awood Leh Ayaa Socda

BARI TV

Ninkaan Oo La Sheegay Inu Xaday Qaado Seedigii Loo Dhigay  Ayaa Xabsiga La Dhigay Dhowaan Arrintan Ayaa Ka Dhacday caabu...
14/02/2026

Ninkaan Oo La Sheegay Inu Xaday Qaado Seedigii Loo Dhigay Ayaa Xabsiga La Dhigay Dhowaan Arrintan Ayaa Ka Dhacday caabuduwaaq

Sidee U Aragta?

Somaliland Ciidankii Ugu Badna Abid Ayeey Tababaratay Ciidankan Oo Weliba Hub Culus Helay Ayaa Saas Iyo Walba Haar Ku Ri...
14/02/2026

Somaliland Ciidankii Ugu Badna Abid Ayeey Tababaratay Ciidankan Oo Weliba Hub Culus Helay Ayaa Saas Iyo Walba Haar Ku Riday Cadawgii Somaliland Oo Jiif Iyo Jogba Diiday.

Bogaadin Iyo mahadcelin Ayeey Mudan-yihiin Ciidankeenu👏

BARI TV

Deg Deg Dagaal U Dhexeeya Ciidanka Somaliland Iyo Maleeyishiyaad Ayaa Ka Socda  Deegaanka Burata Libaaxlay oo aan ka fog...
14/02/2026

Deg Deg Dagaal U Dhexeeya Ciidanka Somaliland Iyo Maleeyishiyaad Ayaa Ka Socda Deegaanka Burata Libaaxlay oo aan ka fogayn magaalada Fiiqi Ee Gobolka Awdal

BARI TV

10/02/2026

Somaliland Oo Gadiid Dagaal La Soo Degtay.

08/02/2026

Deg Deg xildhibaan Hargeysa Dhexdeeda Dharka Ku Dhigtay Oo Hal Mar Qayladiisu ..see more

03/02/2026

Deg Deg Madaxwayne Cirro Oo Lugu Arkay Goob Somaliya U Sababi Karta geeri Iyo Dhimaasho.

BARI TV

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BARI TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category