Maroodijeex Media

Maroodijeex Media Ugu kaalay Maroodijeex Media Warar, Warbixinno, Sheekooyin, Dhacdooyinka Dunida Isla marka ay dhacayaan. ๐Ÿ‘‰Follow Dheh Boggan, oo nagu soo biir.

05/06/2026

Sheekh mustafe dadaal badan ayuu galiyay diinta, Allah ha xiftiyo

Milatariyga Soomaaliya oo wata gaadiidka gaashaaman ayaa lasoo dhoobay aqalka  uu daganyahay Shariif sheekh Ahmed.
04/06/2026

Milatariyga Soomaaliya oo wata gaadiidka gaashaaman ayaa lasoo dhoobay aqalka uu daganyahay Shariif sheekh Ahmed.

04/06/2026

"Cabdikariim Ahmed Mooge Xilkii Maayirnimo kumuu shaqaysanayn ee Reer Hargeisa ayuu ugu Shaqaynayay, Waxaana uu dhigay Taariikh aan h**e Somaliland uga Dhicin..."

๐Œ๐. ๐Š๐ก๐š๐๐š๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ข (๐๐ฎ๐ฎ๐›๐š๐š๐ฅ)
๐€/๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐„๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐‰๐’๐‹

Warbaahinta Caamka oo qaadaa dhigaysa Xaaladda colaadeed ee ay gashay Magaalada Muqdisho.
04/06/2026

Warbaahinta Caamka oo qaadaa dhigaysa Xaaladda colaadeed ee ay gashay Magaalada Muqdisho.

04/06/2026

Dagaal aad u qadhaadh ayaa hadda dib uga qarxay magaalada Muqdisho, Xukuumadda uu hogaamiyo xasan shiikh ayaa wacad ku martay in ay soo qabanayso Sheekh Shariif.

F.G: Hoobiyahani waxa uu ku dhacay masaajid ku yaala agagaarka guriga uu dagan yahay Sheekh Shariif.

04/06/2026

03/06/2026

Deg- Cabdicasiis: Korontada ayaa laga jaray, iyada oo halkaasi dagaal xoogani ku dhexmarayo ilaalada sheikh Shariif & DFS.

03/06/2026

Dagaal xoog leh ayaa hadda dib uga bilaabmay agagaarka guriga Shiekh shariif

03/06/2026

Waa hooyo uu hoobiye gurigeedu ugu soo dhacay.

03/06/2026

Maamo waayeel ah oo uu dhaawac ka soo kaadhay hoobiye ku soo dhacay gurigeeda.

Adresse

Frankfurt An Der Oder

Telefon

+4917672452427

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Maroodijeex Media erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Maroodijeex Media senden:

Teilen