Banjiidh Production

Banjiidh Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banjiidh Production, Hargeisa.

Banjiidh “Wariye Baahiye oo ka hadla arrimaha bulshada iyo wararka | Lasoco si aad maalin walba u hesho warar ku saabsan dhaqanka, warbaahinta, iyo arrimaha bulshada Soomaalida.”

10/02/2026

JSL waa Dal leh Nidaam Dawladnimo ..

Madaxweyne h**e Daahir Riyaale.
06/12/2025

Madaxweyne h**e Daahir Riyaale.

06/12/2025

Madaxwaynayaashii h**e ee JSL MD Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale .

With Ugaas Maxamed Muuse Banjiidh – I'm on a streak! I've been a top fan for 14 months in a row. 🎉
06/12/2025

With Ugaas Maxamed Muuse Banjiidh – I'm on a streak! I've been a top fan for 14 months in a row. 🎉

07/11/2025

Xariir koosaar oo muuqaalkan inala wadaagay wuxuu la yaabay sababta Magaaladdan dhinac keliya looga dhisay!!

Dadka qaar ayaa sheegay in dhinaca aan la daganayn jin dagan yahay ma runbaa?

Magaaladdan magaceed halkee ayayse ku taala?

Abwaanka weyn ee Axmed Saleebaan Bide wuxuu leeyahay Heeso Badan oo aad taqaano iyo Riwaayado nala wadaag mid ama laba H...
07/11/2025

Abwaanka weyn ee Axmed Saleebaan Bide wuxuu leeyahay Heeso Badan oo aad taqaano iyo Riwaayado

nala wadaag mid ama laba Heesihiisa aad taqaano ama Riwaayadihiisa

Allah Naxariistii Jano ha Uugu Rashiid  Cismaan Maxamed Rashiid Lugta Oo ku Geeriyooday magaaladda Hargaysa,Waxaan Ka Ta...
23/10/2025

Allah Naxariistii Jano ha Uugu Rashiid Cismaan Maxamed Rashiid Lugta
Oo ku Geeriyooday magaaladda Hargaysa,

Waxaan Ka Tacsidaynayaa Dhamaan Bahda Warbaahinta Qaranka Gaar Ahaan Wasaaradda Warfaafinta JSL Iyo Dhamaan Eheladii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuumku Gaar ahaan Saxiipkay Khamis Jumca. iyo Dhamaan Ilma Cali Qalinle.

Raysal wasaarihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dawladda Soomaaliya u soo jeediyey in ay caawimaad waydi...
02/06/2025

Raysal wasaarihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dawladda Soomaaliya u soo jeediyey in ay caawimaad waydiisato Jamhuuriyadda Somaliland si looga taageero in ay qabsadaan doorasho qof iyo cod ah maaddama oo Somaliland ay tahay dal khibrad u leh doorashada dadweynaha oo saddex mar qabatay doorasho ay ku soo bexeen saddex xisbi oo dalka soo hoggaamiyey.

Talada Rooble ayaa ku soo beegmaysa xilli ay Soomaaliya ka taagan tahay dood ku wajahan in la qabto doorasho dadweyne markii taariikhda ugu horraysay taas oo laysku fahmi waayey qaabkii loo qaban lahaa.

Gallaydh TV

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ee s...
02/06/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa caawa kala qayb-galay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Kenya Munaasibad ballaadhan oo ay ugu dabaal-degayaan Xuska maalinta Qaranimadda ee 18 May, taas oo ka qabsoontay Magaalada Nayroobi.

21/05/2025

“Waxaan ku rajo weyn nahay in uu is-kaashiga labada dal noqdo mid midho dhala, mid labada shacbi mahadiyaan mid labada xukuumadood mahadiyaan & mid labada madexweyna ba taariikh u noqda”. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banjiidh Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Banjiidh Production:

Share