Hawd media

Hawd media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hawd media, Broadcasting & media production company, Hargeisa.

Axmed Madoobe "Qolada Soomaaliland waxaan leeyahay Muusoow dad baa la xukumaa ee darbi dumay lama xukumo.
18/08/2023

Axmed Madoobe "Qolada Soomaaliland waxaan leeyahay Muusoow dad baa la xukumaa ee darbi dumay lama xukumo.

Ilahay ha unaxaristo sh. Bide Faarax caalin oo argagixisada Snm ku dishay laascaanood.
30/12/2022

Ilahay ha unaxaristo sh. Bide Faarax caalin oo argagixisada Snm ku dishay laascaanood.

30/01/2022

musharax xildhibaan Farduus S.Siciid khudbado h**e.

Farduus Suldaan Siciid  Oo ka Mid Dhalinyarada Haldoorka Ah Ee Gobolka Cayn gaar ahaan Degamada  Buuhoodle ayaa Kusoo Bi...
27/01/2022

Farduus Suldaan Siciid Oo ka Mid Dhalinyarada Haldoorka Ah Ee Gobolka Cayn gaar ahaan Degamada Buuhoodle ayaa Kusoo Biirtay musharaxiinta Ku Loolamaya Kusriga Hop 094 ee Aqalka Hoose ee Baarlamaan Somaaliya.

26/01/2022

Madaxwaynaha Khaatumo Oo Biyo dhaamin Xoog leh Kawada Buuhoodle.

26/01/2022

Mudaharaad looga So horjeedo Soomaaliland Ayaa Ka dhacay Buuhoodle.

24/01/2022

Xaaji Abdiqaadir Caano-nuug Oo Ka Mid quraba joogta Ganacsatada Ah Ee Gobolada Ssc ayaa Biyo dhaamin ka Bilaabay Buuhoodle.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobo...
12/04/2021

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare.

SONNA.

Magaladda Garowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa saaka kaa bilow-day  Mudaharaad lagga soo hor jeedo sicir ba...
26/12/2020

Magaladda Garowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa saaka kaa bilow-day Mudaharaad lagga soo hor jeedo sicir bararka kuu dhacay deeganadda Puntland kaas oo sababay in gabi ahaanba aan shilinka soomaligu kaa shaqaynay.

Tan ayaa saamayn baladhan ku yeelatay Nololsha bulshadda reer Puntland.

Puntland ayaa jaan-goysay qiimaha iskubeddelka lacagaha shilin Soomaaliga iyo Doollarka.Halka doollar ayaa lagu jaan-goo...
06/12/2020

Puntland ayaa jaan-goysay qiimaha iskubeddelka lacagaha shilin Soomaaliga iyo Doollarka.

Halka doollar ayaa lagu jaan-gooyey in lagu sarrifo 35,000 oo shilin Soomaali ah, taasi oo ah qiimaha uu ka joogo bangiga dowladda - Wasiirka Ganacsiga ayaa sidaas sheegey.

Han-dhis iyo Shaqada ay Buuhoodle ka qabteen ee aan indhaha laga qarsan karin, shareWaxaa shalay imtixaankii Teeramka Dh...
06/12/2020

Han-dhis iyo Shaqada ay Buuhoodle ka qabteen ee aan indhaha laga qarsan karin, share

Waxaa shalay imtixaankii Teeramka Dhexe u fadhiistay Ardayda wax ka barata Schoolka Aqoon-kaab Buhoodle oo ah iskool si bilaasha ah Bulshada wax loogu baro.

Schoolkan oo ay gacanta ku hayaan dhalinyaro isxilqaamay ayaa ka kooban shan fasal tirada Ardayda imtixaanka u fadhiistay ayaa gaadhaysay 195 Arday.

Schaalkan waxaa Gacanta ku haya Ururka (Han-dhis) oo ah urur ay ku midaysan yihiin dhalin yaro aqoon yahan ah Oo deegaanka wax ku bartay doonayana in ay si isxilqaan ah Bulshadooda wax u baraan.

Fg: ma jiraan cid caawisa Macalimiinta iskoola wax ka dhiga iyo Ardaydaba marka laga reebo AMAL BANKING Buuhoodle oo Ardayda siisa Agabka waxbarasho ee ay wax ku bartaan
Iyo Maamulka schoolka Hawd oo ogolaaday in Goobtaas dadka wax lagu baro

AQOON LA'AAN WAA IFTIIN LA'AAN.
DHIIRI GALI DHALINTA DADAASHAY.

Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland Abdirashiid Ducaale Qambi ayaa maanta Xulka Gobolka Buuhoodle Hadimo Sharafeed ugu S...
29/10/2020

Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland Abdirashiid Ducaale Qambi ayaa maanta Xulka Gobolka Buuhoodle Hadimo Sharafeed ugu Sameeyey Hotel Guuleed magaalada Hargeisa
Waxaa Sidoo kale Wasiirka La Socday La Taliyaha madaxwaynaha Somaliland Abdiwahid Abdirahman Ex Wasiir Kana kamid ah Xubnaha ugu Firfircoon Siyaasiyiinta Gobolada Bariga

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634795185

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawd media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawd media:

Share