Xogta dahsoon

Xogta dahsoon Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogta dahsoon, Hargeisa.
(1)

07/04/2026

Deg-Deg iran masiibadi ugu weyneyd caawa

🚨 WAR DEGDEG AH: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in haddii caawa Trump ka dhabeeyo hanjabaadihiisa, ay a...
07/04/2026

🚨 WAR DEGDEG AH: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in haddii caawa Trump ka dhabeeyo hanjabaadihiisa, ay adduunka tusi doonaan “surprise (yaab)” cusub, iyagoo ka jawaab celin doona meel ka baxsan gobolka.
- Aljazeera..

Maxay kula tahay.?

DEG DEGPakistaan oo maraykanka ka codsatay 2 isbuuc  loogu daro iiraan si xal deg deg ah loo gaaro.
07/04/2026

DEG DEG
Pakistaan oo maraykanka ka codsatay 2 isbuuc loogu daro iiraan si xal deg deg ah loo gaaro.

06/04/2026

Deg-Deg israel Caawa Gubaneysa farxad weyn

05/04/2026

Deg-Deg iran Guushi ugu weyneyd gaartey maanta

10/12/2025

Farxad Weyn Maalintii Khaalid binu waliid argagaxa ku riday Boqortooyaddii Rooma

Deg-Deg Dr Badru-diin Axmed Ibrahim wuxuu ahaa hormuudka Kulliyadda Warbaahinta Ee Jaamacadda Afrika ee Dalka Suudaan, w...
10/12/2025

Deg-Deg Dr Badru-diin Axmed Ibrahim wuxuu ahaa hormuudka Kulliyadda Warbaahinta Ee Jaamacadda Afrika ee Dalka Suudaan, wuxuu ahaa Macalin soo saaray Arday badan oo maanta dunida dacaladeeda ku kala nool wuxuu ahaa Macalin aad loo jecel yahay.

Dr ku waxaa saameeyey Dagaalka ka socda Dalka Suudaan, wuxuu dib ugu laabtay oo u qaxay Tuuladiisi wuxuuna qaatay yaambadiisi si uu beer tiisa u fasho quudka reerkiisana uu ugala soo boxo, wuxuuna wajahayaa nolol aad u adag.

Sida ka muuqata Sawirka mar waa isagoo Xafiiskiisi jaamacadda Jooga, marna waa isagoo beer dhex jooga yaambadiisana ay garabka u saaran tahay, Macalinka isagoo duruuf adag ku jira hadana wuxuu ka bilaabay tuuladi uu ku qaxay in uu duruus siiyo dhalinta reer miyiga ah ee halkaas ku nool si uu tayadooda aqooneed kor ugu qaado.

Sheekadan markaa dhameysatay maxaad ka dhex ogaatay oo niyadaada kusoo dhacay?

09/12/2025

Deg-Deg Xamaas War Weyn hada kaso baxey

Deg-Deg Warki ugu farxad badna Howlgal gaar ah oo iska caabinta ay maanta ka fulisay magaalada Rafax ee koonfurta Qasa, ...
04/12/2025

Deg-Deg Warki ugu farxad badna Howlgal gaar ah oo iska caabinta ay maanta ka fulisay magaalada Rafax ee koonfurta Qasa, ayaa lagu dilay Yasser Abu Shabab, oo ah hoggaamiyihii koox ay Israa’iil taageerto oo loo diyaarinayay inay gudaha Qasa kula dagaallamaan kooxaha iska caabinta Qasa, sida ay xaqiijiyeen Al Jazeera iyo telefishinka Israa’iil ka soo baxa ee Kanaal 14.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634491178

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta dahsoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share