
06/09/2025
Update.
geerida mujaahid axamed cadib
kudhawad 20 qof ayaa looxidhay waxaana lahaya muqaladii CC camerada hotelku duuubtay waxaa lahayaa markhaatiyo sidii wax udhaceen og waxa lahayaa bistooladi dilka lagu gaystay (farihii)
Ciidanka booliska ayaa nooshegay in kiiskan waxba ka qusayn putland iyo dolwad klae toona warka k**a danbaysta ahna ay beri soo saari donaan,