Wargal Media Production

Wargal Media Production kala soco warar xaqiiqo ah goor kasta iyo goob walba

23/11/2021
Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga ee  Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL  ismail Mire  ayaa ka ...
23/11/2021

Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL ismail Mire ayaa ka qayb galay shir ay soo qaban qaabisay wasaarada ganacsiga ee Taiwan,kaas oo u dhacay habka maqalka iyo muuqaalka (Video Conference) iyagoo casuumada inoo soo mariyay Safaarada Taiwan ee Somaliland.
Shirkan oo ahaa mid sannadkii mar loo qabto Taiwan-Africa enterprise Forum.

Halkaas oo uu kasoo jeediyay warbixin la xidhiidha kallunka iyo kalluumaysiga wadanka, sido kale waxa uu xog kooban ka bixiyay dalka Somaliland maadaama ay kasoo qayb galeen ururo iyo wadamo gaadhaya 15 Dal oo qaarkood aanay h**e u maqal Somaliland sida boqortooyada Eswatini.

Sidoo kale waxaa uu xusay agaasimuhu warbixinta
1.Badda somaliland dihnaanteeda iyo noocyada kalluunka laga helo.

2.Fursadaha la maal gashan karo ee ka banaan kalluunka iyo baddeena jamhuuriyada Somaliland ( Somaliland fishery business opportunities).

3.Noocyada kalluunka laga ganacsado ee baddeena ee ku jira.
(Commercial fish species).
4.Xilliyada kalluumaysiga iyo jasaa'irka.

5.Halkuu taagan yahay kalluumaysiga Somaliland iyo caqabada jira.

Sidoo kale agaasimaha ayaa soo dhaweeyey daneeyayasha Kalluumaysiga.

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa ka mid noqday 135 oday ee soo xulaya Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaliya.
09/11/2021

Boqor Cismaan Buurmadow ayaa ka mid noqday 135 oday ee soo xulaya Xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaliya.

02/11/2021

Degmada gar'adag
Oo laga taageeray hanka musharax gudoomiye ee xisbiga kulmiye
Wasiir xasan gaafadhi

01/11/2021

Wasiir Gaafaadhi oo shaaciyay hankiisa Murashaxnimo ee xisbiga kulmiye

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa maanta si rasmiya u shaaciyay in uu sharraxan yahay guddoomiyaha x...
01/11/2021

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa maanta si rasmiya u shaaciyay in uu sharraxan yahay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Goordhow la soco muuqaalka.

28/10/2021

Siyaasi maxamuud xaashi
Oo Xisbigii kulmiye laga saaray xubinimadii golaha dhexe

KULMIYE oo xubinnimadii xisbiga ka saaray siyaasi Maxamuud XaashiHargeysa 28:10:2021(warbaahinta xisbiga KULMIYE)Guddoom...
28/10/2021

KULMIYE oo xubinnimadii xisbiga ka saaray siyaasi Maxamuud Xaashi

Hargeysa 28:10:2021(warbaahinta xisbiga KULMIYE)Guddoomiye-ku-xigeenka 2-aad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen(Axmed Cabdi-dheere) ,ayaa wareegto fulin ah ku aqbalay go'aan guddida anshaxu kasoo saareen xubinimadii xisbiga KULMIYE ee siyaasi maxamuud xaashi Cabdi.

Wareegtada xubinnimadii xisbiga lagaga saaray siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa sidatan u dhignayd:

25/10/2021

Shirkii u furmay Siyaasi mohamuud xaashi iyo xisbiga waddani oo natiijo la'aan ku soo dhamaaday

Dhalinyaradii Maxamuud Xaashi Siyaasadiisa iib Geyn Jirtay Waxay Sheegeen In Maxamuud Iyo Xisbigii Wadani Kala Dhaqaaqee...
25/10/2021

Dhalinyaradii Maxamuud Xaashi Siyaasadiisa iib Geyn Jirtay Waxay Sheegeen In Maxamuud Iyo Xisbigii Wadani Kala Dhaqaaqeen.

Midhkaa Horaan Idiin Ku Sheegay Balse Waad Dhego Adagtihiine Adeerkay Maxamuud Xaashi Maantaba Wakaa Faro Madhan Ka Taagan Xisbiga Wadani Xisbigii Kulmiyena Kasoo Dhaqaaq Xisbiga Ucidna Ninkii Lahaa H**e ii Dhaafbuu Yidhi Xagee U Socotaan Markaa.

Qoraal Aan Maalmo H**e Bartaydan Soo Dhigay Ayaan Ku Sheegay In Buudhi Madhan La Saaray Dhalinyaradaas Welina Ay U Furan Tahay Inay Asxaabta Qaranka Meel Uun Ka Qabsadaan Intay Cidla Soo Istaagi Lahaayeen.

Hadal Iyo Dhamaan Ilaahay SWT Ayuunbaad Leedihiine Xaguun Xisbiyada Qaranka Ku Biira Hays Qotominina Meele.

21/10/2021

Barnmaajika ku saabsan bilicda gobolka sanaag daawasho wanaagsan

21/10/2021

Address

Hargeisa

Telephone

+252634540830

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargal Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share