Bouh Barqo

Bouh Barqo Geeska Africa-koo dhan
Guntiisa Wixii Ku Jira
Ayuu Kula Diyaaryahay

11/02/2023

Jaamacada Camuud Oo Beenisay In Boorama Amni-daro Ka Jirto Oo Arday Wax Lagu Yeelay

11/02/2023

DegDeg:Somaliland oo laga fogeeyay Laascaanood,Jamaahiirta iyo warbixintii u danbeysay

29/01/2023

Madaxda Jaamacada Camuud & Ardaydii Boorama Ee Ka Baxday Qaybta Master-ta 2015-2022 Oo Ka Arinsaday Mashaariicda Hormarka Kaabayaasha Waxbarashada Camuud

Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee mag...
14/01/2023

Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen Haweenay Gurigeeda uu ku keydsanaa Hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Howlgalkaan guuleystay ayaa yimid kadib go'aankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalin ka hor uga dhawaaqay Muqdisho, kaas oo ahaa in Khawaarijta Garan-waaga ah ee dadkeena ku dhex jirta, hadana ugaarsaneysa deg deg looga soo dhex saaro.

Saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in haatan uu socdo baaritaan lagu haayo Haweenaydaan iyo hubka lagu soo qabtay, isla markaana loo gudbin doono Maxkamad.y

08/01/2023

Habaas:-Goalaha Degaanka Saylac Oo Kormeer Ku Marayey Deganada Hoos Taga Degmada Saylac Ayaa Gaadhay Degmada Habaas

08/01/2023

Wasiirka wasaraada qorsanta qaranka somaliland Iyo wafti uu hogaminayo oo kormeer ku mareyey Deganada xeebta gobolada awdal iyo salal ee Diwaan galintu ka socoto..

Ayaa waxa uu la kulmay wafti uu kacayo gudoomiye Ku xigeenka degmada saylac iyo xildhibaanda Golaha degaanka degmada saylac oo iyaguna Maalmihii ugu dambaysey kormeer ku mar mareyey Degaanada ay ka socoto diwaan galintu ee hoos Yimaada degmada saylac

Labadan wafti ayaa ka wada sheekaystay hamdami U socodka diwaan galintu ay uga soco degaanada Ay soo indho indheyeen …

Bouh Barqo

05/01/2023

Address

Hargeysa, Jigjiga Yar
Hargeisa
SOM

Telephone

+252634311785

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bouh Barqo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bouh Barqo:

Share