Fathi Ismail

Fathi Ismail Commercial Filmmaker | Content Creator

5 Faaโ€™iido oo ay leedahay Content Creation-ka Soomaaliya1. Tartanka oo YarDad badan wali ma sameeyaan content tayo sare ...
07/03/2026

5 Faaโ€™iido oo ay leedahay Content Creation-ka Soomaaliya

1. Tartanka oo Yar
Dad badan wali ma sameeyaan content tayo sare leh, sidaas darteed dhalinyarada bilaabaya waxay si fudud u heli karaan followers iyo sumcad.

2. Fursado Shaqo iyo Dakhli
Content creation-ku wuxuu noqon karaa ilo dakhli, sida:

Xayeysiin (brand promotions)

Sponsorship

Freelancing (video, design, social media)

3. Dhisidda Personal Brand
Dhalinyaradu waxay dhisi karaan magac iyo sumcad shaqsiyeed oo ka caawisa inay helaan:

Shaqo

Mashruucyo

Fursado caalami ah

4. Saameyn Bulsho (Social Impact)
Creators-ku waxay bulshada ku wacyigelin karaan:

Waxbarasho

Nabadda

Ganacsiga

Fursadaha dhalinyarada

5. Fursad Ganacsi
Content-ku wuxuu ka caawin karaa qofka inuu:

Bilaabo brand ama business

Xayeysiiyo adeeggiisa ama alaabtiisa

Dhiso audience uu mustaqbalka ka ganacsado

30/06/2025

๐Ÿš€Training Opportunity:
๐๐š๐ฏ๐ข๐ ๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐“๐ก๐ž ๐Œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ข๐ฆ๐ž๐๐ข๐š ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ซ๐จ๐ฆ ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ซ๐จ๐จ๐ฆ ๐ญ๐จ ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ

๐€๐ฎ๐๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž: ICT Students & Aspiring Multimedia Students
๐ƒ๐š๐ญ๐ž: Thursday, 03 July 2025
๐“๐ข๐ฆ๐ž: 4:00PMโ€“7:00PM (3-hour Session)
๐•๐ž๐ง๐ฎ๐ž: Rift Valley University Hall (Near Sh. Bashir School)

๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ ๐Ž๐ฎ๐ญ๐ฅ๐ข๐ง๐ž:
- Introduction and Background
- The Multimedia Industry Landscape
- Essential Tools and Gear
- Transitioning from Student to Professional
- Freelancing 101
- Real-World Project Walkthrough
- Q&A and Interactive Discussion

๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐ฎ๐ฌ: +252 63 3509511

15/03/2025

Xayaysiis an u samayney ๐†๐จ๐›๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ž
Clean and Straight Forward ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ซ๐œ๐ข๐š๐ฅ

More info: https://wa.me/+252633434525

Address

Bootaan Building Floor 3, Dahabshiil Gargaar Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fathi Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fathi Ismail:

Share