Golaha Wakiilada Somaliland

Golaha Wakiilada Somaliland Page ka Golaha wakiilada Somaliland

Guddidii Gaarka ahayd ee loo saaray wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah ayaa maanta yeeshay fadhi...
04/10/2026

Guddidii Gaarka ahayd ee loo saaray wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah ayaa maanta yeeshay fadhigeedii 1aad.

Fadhiga ayaa lagu doortay Guddoomiyaha Guddida, waxaana loo doortay Md. Axmed Jaamac Saalax, halka Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida loo doortay Md. Cali Jaamac Caraale (Cali-qaran).

Guddidu waxay sii wadi doontaa hawsha loo igmaday ee la xidhiidha wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah.

GOLAHA WAKIILLADA JSL OO LAALAY WAX-KA-BEDDELKII XEERKA JINSIYADDA
04/10/2026

GOLAHA WAKIILLADA JSL OO LAALAY WAX-KA-BEDDELKII XEERKA JINSIYADDA

03/10/2026

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo Laalay Xeerkii Jinsiyadda.

#

03/10/2026

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฏ ๐—ข๐—–๐—ง๐—ข๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“
GOLAHA WAKIILLADA JSL OO SAAKA LOO SOO GUDBIYEY MOOSHIN KU SAABSAN LAALIDDA WAX-KA-BEDDELKA XEERKA JINSIYADDA, JAWAABNA LAGA BIXIYEY MOOSHINKA XEERKA BANGIYADA ISLAAMIGA AH

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฏ ๐—ข๐—–๐—ง๐—ข๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 12aad ee Kalfadhig...
03/10/2026

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฏ ๐—ข๐—–๐—ง๐—ข๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 12aad ee Kalfadhiga 15aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire).

Fadhiga maanta ayaa Golaha lagu soo gudbiyey Mooshin ku saabsan laalidda Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Jinsiyadda, kaas oo Golaha maanta ugu qorshaysnaa in doodiisu bilaabanto. Mooshinkan waxa Golaha u soo gudbiyey Mudane Xirsi Cabdillaahi, waxaana saxeexay 34 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada.

Sidoo kale, Garyaqaan Hibo Axmed Magac ayaa Shir-guddoonka u soo celisay jawaabtii ku saabsanayd Mooshinkii Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah, iyadoo sheegtay in mooshinku waafaqsan yahay habraacyada iyo nidaamka mooshinnada Golaha ay ku yimaadaan.

Jawaabta mooshinka ayaa waxa Golaha u akhriyey Xoghayaha Ku-xigeenka Golaha Wakiillada, Mr. Jamaal Jaamac Jiir, isagoo Golaha u gudbiyey nuxurka jawaabta iyo aragtida laga bixiyey waafaqsanaanta mooshinka iyo habraacyada Golaha. Fadhigii maanta ayaa sidaas ku soo gabagaboobay.

๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”--------๐— ๐—”๐—›๐—”๐——----------๐—Ÿ๐—˜๐—›.

๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ ๐€๐€๐ƒ๐„๐
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐
Email: [email protected]
Email: [email protected]
Website: www.somalilandparliament.net

๐‡๐€๐‹๐Š๐€๐ ๐Š๐€ ๐€๐Š๐‡๐‘๐ˆ๐’๐Ž ๐’๐Ž๐Ž ๐‰๐„๐„๐ƒ๐ˆ๐๐“๐€ ๐†๐”๐ƒ๐ƒ๐ˆ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐—-๐Š๐€๐๐„๐ƒ๐ƒ๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐€๐€๐๐ˆ๐’๐“๐€ ๐—๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐‰๐ˆ๐๐’๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‰๐€๐Œ๐‡๐”๐”๐‘๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐’๐Ž...
01/10/2026

๐‡๐€๐‹๐Š๐€๐ ๐Š๐€ ๐€๐Š๐‡๐‘๐ˆ๐’๐Ž ๐’๐Ž๐Ž ๐‰๐„๐„๐ƒ๐ˆ๐๐“๐€ ๐†๐”๐ƒ๐ƒ๐ˆ๐ƒ๐€ ๐€๐‘๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐„๐„ ๐–๐€๐—-๐Š๐€๐๐„๐ƒ๐ƒ๐€๐‹๐Š๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐€๐€๐๐ˆ๐’๐“๐€ ๐—๐„๐„๐‘๐Š๐€ ๐‰๐ˆ๐๐’๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‰๐€๐Œ๐‡๐”๐”๐‘๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐‹๐€๐๐ƒ โ€” ๐—๐„๐„๐‘ ๐‹๐‘. ๐Ÿ๐Ÿ/๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ.

28/09/2026

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 11aad ee Kalfadhiga 15aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire).

Fadhiga ayaa lagu horkeenay Warbixinta Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Jinsiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo Golaha u soo jeediyay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida, Mudane Guuleed Maxamed Warsame.

Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay qodobada wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Jinsiyadda, si ay Mudanayaasha Golaha uga doodaan una gutaan waajibaadkooda sharci-dejineed.

๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”-----'๐— ๐—”๐—›๐—”๐——-------๐—Ÿ๐—˜๐—›.

๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ ๐€๐€๐ƒ๐„๐
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐
Email: [email protected]
Email: [email protected]
Website: www.somalilandparliament.net

Sawiro ๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 11aad ee...
28/09/2026

Sawiro ๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigiisii 11aad ee Kalfadhiga 15aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Mudane Siciid Mire Faarax (Giire).

Fadhiga ayaa lagu horkeenay Warbixinta Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Jinsiyadda Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo Golaha u soo jeediyay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida, Mudane Guuleed Maxamed Warsame.

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐—œ๐—ฆ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก, ๐Ÿฎ๐Ÿด ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Guddida Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Golaha Wakiilla...
28/09/2026

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”, ๐—œ๐—ฆ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก, ๐Ÿฎ๐Ÿด ๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—ง๐—˜๐— ๐—•๐—˜๐—ฅ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€“ Guddida Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddida, Md. Cali Xuseen Nuur, ayna ku weheliyaan Xildhibaannada Guddida, ayaa maanta kulan la yeeshay Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Komishanka, Md. Maxamed Baaruud Cali.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xog-waraysi ku saabsan hawlaha iyo shaqooyinka Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka, iyadoo Komishanku Guddida la wadaagay warbixin ku saabsan waxqabadka Komishanka iyo shaqooyinka uu qaranka u hayo.

Intii uu kulanku socday, Xildhibaannada Guddidu waxay Komishanka waydiiyeen suโ€™aalo la xidhiidha hawlihiisa, waajibaadkiisa iyo shaqooyinka uu qaranka u hayo, waxaana Guddoomiyaha iyo xubnaha Komishanku si faahfaahsan uga jawaabeen dhammaan suโ€™aalihii ay Guddidu waydiiyeen.

Guddoomiyaha Guddida ayaa uga mahadceliyey Komishanka kulanka iyo xog-wadaagga ay la yeesheen Guddida, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay wada-shaqaynta hayโ€™adaha qaranka ee ku hawlan ilaalinta caddaaladda, shuruucda iyo xuquuqda aadanaha.

Gabagabadii, labada dhinac waxay isla qaateen in la sii xoojiyo wada-shaqaynta, isku-xidhka iyo iskaashiga u dhexeeya Guddida Garsoorka, Caddaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha iyo Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka, si loo dardargeliyo hawlaha wadajirka ah ee dhinacyada khuseeya.

๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”------๐— ๐—”๐—›๐—”๐——------๐—Ÿ๐—˜๐—›.

๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐‚๐€๐๐ƒ๐ˆ ๐€๐€๐ƒ๐„๐
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐š๐ฑ๐๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š
๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Email: [email protected]
Email: [email protected]
Website: www.somalilandparliament.net

Address

Road Number 1/sha'ab Area/Near Presidential Palance
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 14:00
Tuesday 09:00 - 14:00
Wednesday 09:00 - 14:00
Thursday 09:00 - 14:00
Saturday 09:00 - 14:00
Sunday 09:00 - 14:00

Telephone

+252634430873

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Wakiilada Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golaha Wakiilada Somaliland:

Shortcuts

Share