Takar Vlogs

Takar Vlogs Welcome Aamiin Takar ffices and comedy

12/09/2026

Roobabka dayrta oo ka curtay bariga

Iyo degmada oog

Kalay nala dalxiis dhulka oo barwaaqo ah
Baliyaduna buuxaan
Xooluhuna barqanayaan

12/09/2026

Alaabtan maxaa looyaqaan

Se goorma Ayaa laysti maali jiray

Soo mishin garee qofkii kaa yaabiyay qaybta boodada

07/09/2026

Imisa maahmaadood oo geelu

Geelu leeyahay aad taqaan
Isku day kusoo qor cammatiga

03/09/2026

Duunyadu waa dawadeenee

Daryeela waa inoo Dow we

Dardaaranku waa kuu awoowe

02/09/2026

Deegaankee iga daawanaysaa

Deegaankee ku xejiyaa duubninka

Deegaankee Igu soo dhawayn lahayd

31/08/2026

Dumarka iyo dabku meel baywadaqgaan

Soo qor

Dumarku raga meelbay uga dheeryihiin

Soo qor

28/08/2026

Maahmaah raga iyo geelu wadaagaan


Isku day

Ama share dheh

26/08/2026

Raga iyo geeli socodka ayuu ku wacan yahay.

Dumar iyo dabku fadhiga ayay ku wacanyihiin

Labada qaylada ku fiican soo qora

21/08/2026

Dalkeena waa dahab

Geelu xoolo kuma jiro

Soo qor hees geelu leeyahay

Address

150
Hargeisa

Telephone

+252634340509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Takar Vlogs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share