Galsho-news

Galsho-news 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮 𝗥𝗮𝘀𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗵 𝗘𝗲 𝗚𝗮𝗹𝘀𝗵𝗼 𝗧𝘃..

12/10/2025

"Garxajis Ayaa Duminaya Somaliland Oo Ciro & Nabadii Ceerigaabo Burburinaya, Mucaaradna Ku ah Dalka".

(Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw).

12/10/2025

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge oo maamulka dugsiga H/dhexe ee Sheekh Nuur ee magaaladda Hargeysa kala qaybgalay munaasibad lagu sii segootinayey ardaydii ka guddubtay fasalada 8-aad ee sannad dugsiyeedkii 2024-2025-ka.

11/10/2025

War ka soo kordhay, Marxuumkii habbeen h**e lagu dilay magaalada Ceerigaabo.

11/10/2025

Soo Dhaweyntii Maayarka Jigjiga

11/10/2025

Maayarka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge oo Hargeysa ku soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo duqa magaalada Jigjiga oo booqasho ku soo gaadhay Caasimadda Hargeysa.

11/10/2025

Tani waxay ku tusaysaa, sida dalkii Soomaaliya la odhan jiray, dhan walba uga jabay iyo heerka qaraabo-kiilka iyo cid jeclaysigu ka marayo. Waayo Soomaali lagama waayin inan karti iyo aqoon u leh oo tartankan, laakiin waa arrin ay keentay burbur dhan wal ba leh oo qabaayaladi shoofeer ka tahay.

11/10/2025

Muuqaal Guud: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye oo shir iskugu yimi.

Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ogeysiinayaa dhammaan sarriflayaasha ruqsadda ka haysta Baanka Dhexe ee Somaliland in...
11/10/2025

Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu ogeysiinayaa dhammaan sarriflayaasha ruqsadda ka haysta Baanka Dhexe ee Somaliland in ay dib u cusboonaysiistaan liisamadooda sarrifka lacagaha qalaad, iyadoo la raacayo Xeer-nidaamiyaha cusub ee Maamulka Sarrifka Lacagaha Qalaad Xeer-nidaamiye Lr: 03/2024, laga bilaabo Maalinta Sabtida 18-ka October 2025.

10/10/2025

Safiir kuxigeenka safaaradda Somaliland ee dalka Kenya Amb.Sharmarke Geelle oo faah'faahin ka bixiyey safarkii Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ku tegay dalka Kenya.

10/10/2025

"Laba Nin baa sharaxanoo Anigu Xirsi baan ahay, Tolku Reer reer iskuma kala saare maalinta uu Codka Doonayo Xirsi baanu Codka siinaynaa."

09/10/2025

Guddomiye ku-xigeenka Baanka Dhexe ee JSL Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo maanta qado sharaf ku maamuusay Afahayeenkii h**e ee madaxtooyada Somaliland Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul oo sanadihii u danbeeyey dalka dibadda kaga maqnaa.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galsho-news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galsho-news:

Share