Gobanimo media.

Gobanimo media. news & media website

30/05/2025

أَتَأْمُرُونَ النَّاسَ بِالْبِرِّ وَتَنسَوْنَ أَنفُسَكُم

Wixii shalay ay xumaanta u arkayeeen ee dadka ka wacdinyeen ayey maanta dhex fadhiyaan

Sham cisho ayey ka baryaayeen madexweyanah kenya sawir nala gal

Maxaa kala socota kulanka la sheegay inay kulmeen maddxweynaha somaliland iyo madexweynaha kenya Sida wada ogsoonaydeen ...
30/05/2025

Maxaa kala socota kulanka la sheegay inay kulmeen maddxweynaha somaliland iyo madexweynaha kenya

Sida wada ogsoonaydeen ciro ayaa safar ku joogay magalada Nairobi 5 cisho ee u danbeysay
Yagoo ku tegin wax casuumad ama martiqaad ay heleen keliya ay iskood u socdeen

Dawladda kenya ayaa markay ogaatay in uu madexweynaha somaliland imid wadankoogi soo saartay warqad ay ku cadeyneyso mawqifkeeds la xidhiidha safarkaasi waxanay sheegtay in ay aminsantahay jamhuuriyada federaalka ee somaliya somalilandna sida maamulka jubaland oo kale ula dhaqmayso maamul goboleed

Ka dib ceebta uu la kulmay weftiga ciro hogaminayey ayaa radiyey waxay ceebta iskaga maydhaan waxay geed gaaban iyo mid dheer u fuleen sidii ay kulan ula geli lahayeen madexweynaha kenya waxay xidhiidho la sameyeen Mr raila odinga oo ah hogamiyaha mucaridka iyo madexweynihii h**e ee kenya Mr uhuru kenyata sii uu ugu fudaydiye kulankaasi

Marki arinka loo shegay madexwehnaha kenya ayaa ku jawabay mawqifkaygu iyo ka dawladuba waa ka ii aan warqada ku soo sarnay keliya waxan usameyn karaa oo aan u ogolahay inay sawir ila galaan

Shalay gelinkii h**e ayaa state house loga taliya wadanka kenya albaabkiisa saddex sawir kula soo galen isagoo markaa u baxaya safar madexweynuhuu mana jiro wax kulan ah oo aan ahayn salaanta iyo saddexda sawir

Ujeedada uga dan leyahay maaha inaan wadankayga aan jeclahay ee somaliland caayayo keliya waxan dadka ogeysiinaya heerka aynu marayno iyo bahdilaad aynu la kulanaya oo madexweyanaha iyo xukumadiisa ay masuliyadisa qadayso

Runta hadaan la isku shegin wax ma hagaagayan

sida dastuurka somalilan dhigayo qodobkiisa 32 aad faqradiisa 1aad qofka muwadinka waxa loo ogolyahay in uu rayigiisa ku...
29/05/2025

sida dastuurka somalilan dhigayo qodobkiisa 32 aad faqradiisa 1aad

qofka muwadinka waxa loo ogolyahay in uu rayigiisa ku bandhigo qoraal,muqaal,

xukumadda xisbiga wadani wa ku ceeb inay muwadiniinta kuqabsato maxaad u hadasheen
war hoy dadka ma cabudhin kartaaan

هاتو برهانكم ان كنتم صادقينSida ila xogogaal ka helnay ma jiro kulan saaka dhex maray cirro iyo madexweynaha kenya  🇰🇪 B...
29/05/2025

هاتو برهانكم ان كنتم صادقين

Sida ila xogogaal ka helnay ma jiro kulan saaka dhex maray cirro iyo madexweynaha kenya 🇰🇪
Been intaa leegna waxa ku kalifay markay arkeen inay fashilmeen ayey nafis ka deyeyaan
Hadii uu jiro kulankaasi maxay loo arki wayey sawiraantiisa ama muqaalo

29/05/2025

Madexweynihi aynu ka sugaynay in uu madaxtooyada kula kulmo madexweyanaha kenya sidii tiktokerada wakaa mall ka muqaalo iskaga dubayaa

Maxaynu si walba u jabnay

weftiga madexweynaha soo dhaweyey 😂😂😂😂😂😂😂
26/05/2025

weftiga madexweynaha soo dhaweyey 😂😂😂😂😂😂😂

Reer somalilandooooooooooooooooooooow Sawirkan hoos ka muuqda waa youtube channel gabadh ree somaliland  ahi leedahay wa...
15/05/2025

Reer somalilandooooooooooooooooooooow

Sawirkan hoos ka muuqda waa youtube channel gabadh ree somaliland ahi leedahay waxay ku soo gudbisa quruxda iyo bllicda wadankeena oo luuqadaha somaliga iyo English ba ku gudbisa

Ku dhawaad 6 bilood oo aan ku xidhna wuxuu subscribe teedu dhaafi layahy 90kun ee intaynu ficil is gelino aynu gaadhaiino 100kun oo yadana u noqonaysa dhiiri gelin iyo abaal marina uu qolada youtube siinayaan

Qofka dadkiisa aya wax ka dhiga oo meel gadhsiiya haldoor keena iyo geesigeena inaga meel gaadhsiin karta

Fg : dadba moodaya in uu yahay xayeysiin aan usamenayo iyo waxyaabo kale wlhi Bay iga tahay

Wa kaa
https://youtube.com/-samiyaha?si=NRif0RITN2JU0dDV

15/05/2025

Cabdiraxmaan Cirrooy wixii aad shalay diidanayd in maanta adigu ku kacdo maxay macanahedu noqonya so aargoosi maha

Habar jeclooy wa kaa cirro Dadka shacabka  ah ee mudaharadaya ee uu dastuurku u ogolaaday inay mudaharaadan ee aan hubey...
15/05/2025

Habar jeclooy wa kaa cirro

Dadka shacabka ah ee mudaharadaya ee uu dastuurku u ogolaaday inay mudaharaadan ee aan hubeysnayn ayey xukumadda cirro xabad la dhacysa

Bal saladiinta iyo cuqaashi dhaqanka ee beesha habar jeclo bal manta mid qudha haka hadlo shacabkoodi oo la xasuuqayo

12/05/2025

"Midnimada umada somaliyeed ayaanu ka shaqayna ninka"

Nin ka waxa ku hadlaya ee suldaanka somaliland sheganaya kuma matello reer somaliland ee malaha reerkisu ku matella

Cabdiraxmaan Cirro ooy ninka waxa ku hadlaya ee qadiyadi somaliland kasoo horjeeda haduu wadanka soo gallo oo aaad wax ka qaban weydaan adi xukumadaadu waxa cadeynysaa inaad raali kaga tahay oo isku mawqif tihiin

12/05/2025

Siciid Harti iyo Yusra Harti 😂😂

04/05/2025

Cabdiraxmaan Cirro adeer quraanka ciyaarta ka daa
Oo waxan lagu soo qor qorana intanad nala hor iman isKa soo akhri oo dhawaaqa iga saxa dheh ileeen afkagi maahe afkalaad ku hadlaysaaye

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobanimo media. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share