Geed-Goble Media

Directions

Geed-Goble Media Geed-Goble Media

Haayada Boqortooyada Ingiriisku leedahay ee ilaalisa amniga Maraakiibta Ganacsiga ee UKMTO, Ayaa sheegtay in ay laba doo...
23/04/2026

Haayada Boqortooyada Ingiriisku leedahay ee ilaalisa amniga Maraakiibta Ganacsiga ee UKMTO, Ayaa sheegtay in ay laba doomood oo ay saareen rag hubaysan ay isku dayeen in ay weeraraan mid kamid ah maraakiibta shixnada ganacsiga qaada.

Isku dayga budhcad badeedo waxa ay sheegeen inay weerar labada doomood ee dheeraaya kasoo qaadeen Xeebaha Soomaaliya Gaar ahaan Putland.

Waxa sidoo kale sheegeen in wal wal laga qabo in Xeebaha Soomaaliya in ay dib uga dilaacaan budh cad badeed.

-Goble Media,

Address

Main Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geed-Goble Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category