African Digital skills

African Digital skills Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from African Digital skills, Hargeisa.

10/01/2026

πŸš€ KOORSO BILAASH AH – SOCIAL MEDIA MARKETING 🎯

Ma rabtaa inaad barato sida social media-ga looga dhigo fursad shaqo & dakhli? πŸ’°πŸ“±

Hadda waa fursaddaada!
πŸ“š Waxaad ku baran doontaa:
βœ… Aasaaska Social Media Marketing
βœ… Sida loo sameeyo content soo jiidasho leh ✍️🎨
βœ… Facebook & Instagram Marketing πŸ“˜πŸ“Έ
βœ… Sida loo koro page & engagement πŸ”₯
βœ… Online branding & marketing strategies πŸš€
βœ… Sida xirfaddan loogu shaqaysto πŸ’ΌπŸ’»

πŸŽ“ Koorsadani waa 100% BILAASH
πŸ‘₯ Ku habboon beginners & ganacsato labadaba

⏳ Fursad kooban – ha seegin!

πŸ‘‰ Ku biir hadda / nala soo xidhiidh

08/01/2026

πŸŽ“ KOORSO BILAASH AH – 100% FREE! πŸŽ“

Ma rabtaa inaad barato Office Management si xirfad leh oo kuu fura fursado shaqo?
Waa fursaddaadii! Bishan waxaan bixineynaa Koorsada Office Management oo bilaash ah 100%.

πŸ“Œ Waxaad ka baran doontaa:
βœ… Maamulka xafiiska
βœ… Hab-qorista iyo diiwaangelinta
βœ… Xiriirka shaqada & isgaarsiinta
βœ… Isticmaalka xirfadaha casriga ah ee xafiiska
βœ… Diyaarinta shaqo iyo horumar xirfadeed

⏰ Waqti xaddidan – Bishan oo keliya!
🎯 Ku habboon: arday, shaqo-doon, iyo qof kasta oo raba horumar xirfadeed.

πŸ“ž Isdiiwaangeli hadda hana seegin fursaddan dahabiga ah!

πŸš€ Mustaqbalkaaga ka bilow maanta.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when African Digital skills posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share