Abdirahim Hassan

Abdirahim Hassan Ku xidhnow oo la soco barnaamijyo iyo madadaalo

31/08/2026

Waa probaxs lakiin awood v8 ba ku jirta 🀣

12/08/2026

Bal u fiirso Dilaaga Inoo dhex-fadhiya Guryaha, Schoolladda iyo goobaheena shaqo. Fadlan la wadaag asxaabtaada si ay ugu Baraarugaan khatartaa.

15/06/2026

Oo Islaantii Maraqa Ka Dharagtay Ma Cida viladaaa , Tolow Waa Ayo πŸ€·πŸ»β€β™‚οΈ Minaa Gabaaaa πŸ˜‚
Ciidagalow Caloosha U Sii Daaya πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

10/06/2026

Cumar binu khadaab miyaa dhalin kulaha πŸ˜‚πŸ˜‚

09/06/2026

Ma aniga dhalay 🀣

04/06/2026

Ganacsatadu alle ha ka baqaan.

Gudomiyaha Hay,ada dhawrsta tayada Somalilnd

04/06/2026

Dawooyinka Somaliland soo gala oo Wasaradda Caafimaadku sheegtey inaan la baadhin.

Sidan waxa Radio Hargeysa u sheegay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka.

16/05/2026

Qarankapa dumarka ayaa shiida
Raga qarna iyaga u bahan in la fahansiyo
Inay tahay maliintii xornimada iyo xuskii 18may

27/04/2026

Kalmada u abuhu isku badalayo ma fahanteen

26/04/2026

Mohamed Kaahin Ahmed oo warbixin siinaya ciidankii uu ka tirsanna ee SNM waa taariikh guul ku dhamaatay oo dal Somaliland la yidhaahdo lagu dhisay ilahay intii dhimatay haw naxariisto goobtu waa Baligubadlle

Address

Hargeisa

Telephone

+252634030027

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahim Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahim Hassan:

Shortcuts

Share