_zhakour_mo

_zhakour_mo صبر جميل

Haduu yahay jecelka farshaxan waxa tahy shaqada ugu qurux badan e qalbigayga💎                ❤️🥺
05/11/2022

Haduu yahay jecelka farshaxan waxa tahy shaqada ugu qurux badan e qalbigayga💎

❤️🥺

31/07/2022

Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaadu ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda.

Waa hoorma? Waa Marka Lagu maydhayo iyo Marka Lagu Kanfaayo.

Marka Lagu aaso Ruuxdaada Waxay Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jidhkaaga, Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo.

Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay oo kale, Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax jeer Oo isku Xig Xigta Aad isku deyi doontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.

Ka dib Waxaad Arkaysaa Mugdiga Ka jira godka qabriga dhexdiisa , lakiin Mar walba Oo aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaaddo Darbiga Qabriga ayaad Madax Ku dhufaneysa.

Marka Aad Aragto Xaaladdaadu in aanay Caadi aheyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.

Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su'aalaan Sadax Su'aalood.

Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaaga dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Rabbiga Diintaada iyo Rasuulkaaga N.N.K.H..

Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢

Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaasi laba albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa Jahannama, Halkaas ayaanad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.

Markaa ka dib Laba Meelood mid ayaad tegi Ama janno Ama Naar Allah ha inaga badbaadiyee.

Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada.

Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna War-gelin doono in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Odhanayaa, Waxaa Kuu yimid Wiilkaaga ama Hooyada Ama inantaada Ama Xaaskaaga.

Ruuxdaadu Wey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxa aanay soo Koreysaa korka Sare Ee Qabriga , Waxa aanay rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu odhan doono qofka yimid Ee Soo Booqdaha ah.

Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keenno Dambiyada aynu galeyno.

-Dhammaanteen Allah ha inoo dambi dhaafo 🤲
- Khaatumada Allah ha inoo hagaajiyo 🤲
Allah dartiis ugu Sali Nabiga ( صلى الله عليه وسلم)

Sii faafi wll.

31/05/2022

wuxuu Yiri Shan Sano Kahor Waxaa Dhintay Saaxiibkeyga,Maanta Waxaa La Iga Soo Wacay Lanbarkiisa,Wiilkiisa Oo 10sano Jira Ayaa Iga Codsaday Inaan usoo Gado Baaskiil,Waxaan Iri Waan Kuusoo Gadayaa Waana Kuu Keenayaa Ee Laakiin Ma I Taqaanaa Qofkaan Ahay?

Wiilkii Yaraa Wuxuu Yiri Maya Kuma Aqaano Laakiin Waxaa Jira Sawir Guriga Yaalo Oo Aad Aabahay la Sawirantahay,Qeybta Gadaalna Waxaa Kaga Qoran Lanbarkaaga, Waxaana Kusii Qoran Haddii Aad Wax u Baahanataan Anigoo Idinka Maqan Asaga Ka Codsada!😢

Majiraa Saaxiib Aad Kalsooni Intaas La’eg Aad Kuqabto?

Address

Hargeisa

Telephone

+252633996549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when _zhakour_mo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to _zhakour_mo:

Share

Nearby media companies


Other Digital creators in Hargeisa

Show All