Mu'min

Mu'min Halkan waa bar lagu soo gudbiyo arimaha diiniga ah sida : axaadiista, aayaadka quranka, talooyinka...

boggan waa gole loogu talo galay in lagu soo gudbiyo oo lagu faafiyo dacwada diinteena islamka, waxa lagu soo gudbiyaa ayaat quran, axaadiis, talooyin, ducooyin iyo astaan kasta oo qurux badan ooy diintan leedahay. ujeedku wa in dadka loogu yeedho dhanka Rabi oo ay jeclaadaan diinteena macaan.

01/12/2023
I want a partner who....
26/11/2023

I want a partner who....

Xaaska/Sayga wanaagsan waa hadyad ka timaada xaga Rabi.
28/08/2023

Xaaska/Sayga wanaagsan waa hadyad ka timaada xaga Rabi.

Mid kamida dadki xikmada iyo caqliga u saaxiibka ahaa ayaa ku idhi wiilkiisii isagoo waaninaya :Wiilkaygiiyow ku dhagano...
23/07/2023

Mid kamida dadki xikmada iyo caqliga u saaxiibka ahaa ayaa ku idhi wiilkiisii isagoo waaninaya :

Wiilkaygiiyow ku dhaganow akhlaaqda.
Cilmiga aan akhlaaqda lahyn waa jaahilnimo,
Xoolaha aan akhlaaq lahayn waa faqiirnimo,
Guusha aan akhlaaq lahayna waa guul daro,
Marwaliba xusuusnow ,
Ma kibro oo isma wayneeyo ilaa waxa kibra kuwa liita ee caligoogu hooseeyo.

Ka waran haduu kuu yimaado mid salaadiisa laasima, faral aan ka tagin, quranka xifdisan oo xaafida, ku jecel oo alle suj...
20/07/2023

Ka waran haduu kuu yimaado mid salaadiisa laasima, faral aan ka tagin, quranka xifdisan oo xaafida, ku jecel oo alle sujuuda kuugu barya.
Allow nagu deeq xaas saalixad ah.
Allow nagu deeq say saalix ah.

Makka❤️
19/07/2023

Makka❤️

Maalin maalmaha kamida waynu wada tukan doonaa in shaa Allah.
14/07/2023

Maalin maalmaha kamida waynu wada tukan doonaa in shaa Allah.

كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ "Naf waliba way dhadhamin doontaa geerida" (Quran 3 :185)
14/07/2023

كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْتِ
"Naf waliba way dhadhamin doontaa geerida" (Quran 3 :185)

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'min posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share