30/05/2026
Lacagta intaa leeg ninka lunsaday eee ina aw aadan waa in sharciga la hor kena!!!
Lacagtaas Gobolka Loogu deeqay halkee bay martay?
09.Dec.2025 waxa ay Dawlada China ugu deeqday Gobolka Awdal 1 million o dollar o logu talogalay bulshada Rayidka e abaaruhu sameeyen.
Dabagal an mashruucas ku samaynay waxan ku ogaaday in Mashruucaas gabi ahaanba laga fulin Gobolka Awdal, taas badalkeedna waxooga laga siiyay Togdheer.
Waxase Cajiib ah in Caawa Gudoomiyaha Gobolka lagu haystay Foundationkii Mashruucaas jeebka ku shubtay inu Suaalo ka waydiiyo.