Axmedwali muuse

Axmedwali muuse Ku dhashayi gobolka daad madheedh wax kubartayi alf university
Ku nool berbera

07/07/2025

Muxyadiin aqoonyahanka somaliyeed ale cimriga haku dheereyo

13/05/2025

Ubixii wadankoowu sobarbaara

13/05/2025

Ardayida somaalilnd guul iyo goba nimo somaalilnd

25/03/2025

47.6K followers, 36.5K likes, 2752 comments

24/03/2025
19/03/2025

Waatan inaantu isu dilayi maxmed jaamac gaxnuug jecelkii laysu gubayi ale hawu naxariistee

Jacaylkan anaguun nagu kooban ee dhalintii naga layayi ma dayinbuu nagu leeyayi gxjKu kooban cidkale wali waxar kamuu di...
18/03/2025

Jacaylkan anaguun nagu kooban ee dhalintii naga layayi ma dayinbuu nagu leeyayi gxj
Ku kooban cidkale wali waxar kamuu dilin
Imakaba og sonowu qalbigaga xidho waar Barbarina qabrigii jacaylkiyo xero diigtii noqotaaye hayis dhiibin adoon hubin yaad ku dhicin daluun dheere =)
Waji quruxbadan haraacin ee raadso qalbi wanagsan alena xasuusan

DEGDEG: Madaxweyne h**e wuxuu la mid yahay xaaskaagii h**e ee aad furtay, oo nin kale guursaday ka warran haddaad albaab...
11/02/2025

DEGDEG: Madaxweyne h**e wuxuu la mid yahay xaaskaagii h**e ee aad furtay, oo nin kale guursaday ka warran haddaad albaabkeeda cayaar ka hor tumato, iyadoo marwo ah, oo ninkii qabay ka masuul yahay nolosheeda!

Madaxweynihii H**e Muxuu Leeyahay Maamuus?

Arrintan aan ciwaanka ka dhigtay waxaa ka jawaabaya Dastuurka iyo Xeerarka ka dheegmay:

Qodobka 93-aad ee Dastuurka wuxuu u dhiganyahay sidan:
Hab-Maamuuska Madaxda Sare ee Qaran:

1- Madaxweynaha iyo Ku-Xigeenka ayaa leh maamuuska kowaad ee Qaranka
2- Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa leh hab maamuuska ku xiga
3- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa leh hab maamuuska saddexaad

Dastuurka aynu ku dhaqano ee ay waajibka tahay in la ilaaliyo qodobadiisu sidaas ayuu uu yaqaab madaxda Qaranka iyo hab maamuuskooda.

Xeerarka ka dheegmay Dastuurka, waa xeerka loogu yeedhay Xeerka Maamuuska Madaxweynihii h**e, Madaxweyne-ku-xigeenadii h**e, Guddoomiyihii h**e ee Golaha Guurtida, iyo Guddoomiyihii h**e ee Golaha Wakiilada iyo mudanayaasha Barlaamanka Xeer Lr 62/2020.
Xeerkani wuxuu ka koobanyahay 15-qodob; Qodobkiisa saddexaad(Dhowrsanaanta) waxa uu u dhiganyahay sidan:
1- Madaxweynaha, Madaxweyne-ku-xigeenka, Guddoomiyaha Golaha Guurtida iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee h**e, waxa ay lee yihiin dhowrsanaan sharci, oo la mid ah dhowrsanaanta mudanayaasha Baarlamaanka.
Sida qodobkani sheegayo madaxda h**e ee xilka ka degtay waxa ay leeyihiin maamuus mudane, sababtoo ah intuba waxa ay ku biirayaan Baarlamaanka, mana laha maamuuskii iyo dhowrsanaantii uu sheegay Qodobka 93-aad ee Dastuurka, taas oo micnaheedu tahay dhowrsanaantooda madaxda h**e waxa ka qaadi kara Golayaasha ay ka tirsanyihiin, halka Madaxweynaha Qaranka dhowrsanaanta ay ka qaadi karaan labada Gole iyo Maxkamadda Sare.

Akhriste marka intaas uu sharciga iyo Dastuurku uu qoray aad fahantay, waxa aan rabaa inaan ku caddeeyo kelmada ah Madaxweyne H**e, muxuu sharcigu uu yaqaan? Si aad uu fahanto aan ku sameeyo tusaale:
Madaxweyne h**e wuxuu la mid yahay xaask

lhttps://www.facebook.com/100000939224077/posts/28470410709240190/?app=fbl

Madaxweyne h**e wuxuu la mid yahay xaaskaagii h**e ee aad furtay, oo nin kale guursaday ka warran haddaad albaabkeeda cayaar ka hor tumato, iyadoo marwo ah, oo ninkii qabay ka masuul yahay nolosheeda; sharci ahaan, dhaqan ahaan, islaam ahaan midna ku fasaxi maayo guri aanad lahayn in aad ku hor ciyaarto.

Waxa aan kusoo gebogebaynayaa dumarka la kala dumaalay xaqooda hala ilaaliyo sidii kuwii kaa h**eeyeey uu ilaaliyeen.

Fiiro gaar ah: Waxaa aan halkan kugu soo gudbinayaa Xeerka Hab-maamuuska Madaxdii h**e; si aad uu fahanto sharcigi inoo yaal; ku darso xeerkan waxa saxeexay, oo dhaqangeliyey Madaxweynihii H**e Muuse Biixi Cabdi, Barlamaanka waxa uu saxeexay Guddoomiye H**e Baashe Maxamed Faarax iyo Xoghayaha Golaha Wakiilada Garyaqaan Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

|| Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Garyaqaan Cabdirisaaq Siciid Ayaanle

Lifaaqan kala deg Xeerka:"

http://www.somalilandlaw.com/Xeerka_Maamuska_Mweynaha_F.pdf

WQ-Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle.

Warshada saLiida  ayaa aad ushaqayinaysaa ayamahan
11/02/2025

Warshada saLiida ayaa aad ushaqayinaysaa ayamahan

Address

Of Porti Barbara
Hargeisa
5090KY

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634113342

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmedwali muuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Axmedwali muuse:

Share