25/07/2025
"Falanqaynta xaalada bariga somaliland "
xalada bariga somaliland waa mid degan guud ahaan, waxaa ka socda shir lagu dhisayo mamulka goboleed cusub ayna gadhwadeen katahay dowlada somalia ee uu hogaamiyo xasan sheekh maxamud gaar ah wasaarada arimaha gudaha iyo federalka oo ladoonayo in lagu mideeyo beelaha dhulbahante iyo warsangeli oo degan dhulka somaliland (british somaliland)
Shirkan ayaa galay mar xalad aad u xaasasi awood qaybsiga sida
1☆ halka ay caasimadu noqonayso
2☆ calanka nooca uu noqonayo
3☆ iyo kuraasada sare sida loo qaybsanayo
Hadaba waxaa is waydiin mudan suaalo faradabada oo ku xeeran maamulkan sida
Dhulka la maamulayo , ilaha dhaqaalaha uu haysto maamulkan cusubi
Dhulka waa sidan
1 ▪︎ Buuhoodle gobolka togdheer
2▪︎Bariga sool lascanood iyo taleex
3▪︎ Bariga sanaag badhan iyo laasqoray
Somaliland iyo puntland ma aqbali doonan