Iftiin somali tv

Iftiin somali tv Ku soo dhowow iftiin somali tv kala soco warakii ugu dambeeyay geyiga somalida iyo caalamka Abdirahman Adan Hussein is the owner of the media group
(1)

Iftiin tv is a media business owned, non-partisan and non-governmental
organization, established on Sebtember 21st, 2021 by a group of young journalism who have 14 years’
experience in media broadcasting.

08/10/2025

DEGDEG:Awdal Daggaal Ka dhex Qarxay Dhalinyaradii Saylac Tagtay Iyo Somaliland oo War cusub kasoo Baxay Xeerka Ciise Sii Faafi

Hal S***n Gacantaada ugu Raaxee Saliga Xabiibkeena Muxamed SCW Sii Faafi
08/10/2025

Hal S***n Gacantaada ugu Raaxee Saliga Xabiibkeena Muxamed SCW Sii Faafi

08/10/2025

Boqor Buurmadow Dhalinyarada Gadabuursi oo Taageeray hadalkii Boqor ka Geeska Afrika Buuga Xeerka Ciise Saylac Lama keenayo

Mustafe Maax Daahir Maayarka Soo Socda Ee Degmada Saylac 2026  Sii Faafi Musharaxa Golaha Deegaanka Degmada Saylac
08/10/2025

Mustafe Maax Daahir Maayarka Soo Socda Ee Degmada Saylac 2026 Sii Faafi Musharaxa Golaha Deegaanka Degmada Saylac

08/10/2025

Ciise iyo Gadabuursow isaaq Waan Iska celinaynaa Xuduudaha inoo Xidha,isaaq Dhalinyarada Reer Boorama Xadhiga Haka daayo Hadii Kale..."Caaqil Xasan Cigeh Gudoomiyaha Buuga Xeer Ciise

DEGDEG:"Xeerka Ciise Jiritaanka Somaliland Ayuu Diidanyahay, Mana Ogolin Haddii La Keenana Waa LaguDhimanayaa"Boqor Buur...
08/10/2025

DEGDEG:"Xeerka Ciise Jiritaanka Somaliland Ayuu Diidanyahay,
Mana Ogolin Haddii La Keenana Waa Lagu
Dhimanayaa"

Boqor Buurmadow

08/10/2025

DEGDEG:Saylac Gadabuursi iyo isaaq Ma diidi karaan Buuga Xeerka Ciise Soomaali Baa leh Xeerka Hadii Somaliland Faraha kala Bixi Waydo Wixii Dhaca..."Caaqil Xasan Cigeh iyo Madax dhaqamedka Ciise oo Fariina dag Diray

DEGDEG:Burco: Imaam Masaajid oo Mindi lagu dhaawacay .Xaafadda Mac’hadka ee magaalada Burco ayaa mindi lagu dhaawacay Wa...
07/10/2025

DEGDEG:Burco: Imaam Masaajid oo Mindi lagu dhaawacay .

Xaafadda Mac’hadka ee magaalada Burco ayaa mindi lagu dhaawacay Wadaad soo Tujiyey Salaaddii Cisha’i Masaajid Ku yaalla agagaarka garoonka kubadda Cagta ee Mac’hadka.

Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in Sheekha magaciiisa loogu yeedhay kadibna Markii uu istaagay Mindi lagu dhuftay, dhaawaca ayaa waxa lagula tacaalayaa dhakhtarka Daarul-Xannaan.
Ilaahay Caaafimaad ha siiyo Sheekha

Xigasho Suxufi Cabdiwaaxid Beeldaaje

07/10/2025

DEGDEG:Saylac Buuga Xeerka Ciise Somaliland oo Ka Aamustay Salaadiinta Gobolada Awdal iyo Selel oo Shacabka Waxba Lawadaagin Sii Faafi

07/10/2025

DEGDEG:Booliska Dawladda Somaliland Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Aabi Muuse Cilmi, oo ku eedaysan dilka Marxuum Cabdi Haybe Khayre.
Sii Faafi

DEGDEG:Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Aabi Muuse Cilmi, oo ku eedaysan dilka Marxuum Cabdi H...
07/10/2025

DEGDEG:Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Aabi Muuse Cilmi, oo ku eedaysan dilka Marxuum Cabdi Haybe Khayre.

Hawlgal iyo dedaal dheer oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska JSL, iyagoo kaashanaya bulshada iyo Ciidamada Milatariga oo uu ka tirsana ayaa lagu guulaystay in la qabto eedaysanaha.

Eedaysanaha waxa si degdeg ah loo horgayn doonaa Hay’adaha Garsoorka.

Taliska Guud ee Ciidanka Booliska JSL waxa uu mahadnaq ballaadhan u jeedinayaa bulshada JSL iyo Ciidamada Qaranka, oo kaalin mug leh ka qaatay hawlgalkan guusha kusoo dhammaaday.

Alla Mahad Leh.

Sii Faafi Geesiyada qaranka

07/10/2025

DEGDEG:Alaab Celis ah Mahaysaa mise Ubaahantahay Alaab celis ah Sida Fadhiyada,Sariiraha Hurdooyinka,Kabadhada,Tvyada Iwm Fadlan La xidhiidh shirkada balaadhan ee Som Tayo Furniture

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiin somali tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iftiin somali tv:

Share

Category