Abdirahmani Tech Solutions

Abdirahmani Tech Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahmani Tech Solutions, Digital creator, 26 June, Hargeisa.

ABDIRAHMANI TECH SOLUTIONS WAXAAD KA HELAYSAA DHAMAANBA TECH SOLUTIONS SIDA SAMAYNTA ID CARDS, SHAHAADOOYINKA IYO DESINGS-KA KALA DUWAN SIDOO KALE WAXAAN DHISNAA SYSTEM-YADA DUGSIYADA IYO GANACSIGA WAXANA NASHQADAYNAA DHAMAANBA LOOGOOYINKA GANACSIGA.

10/08/2026

SIDAN FUDUD U DAMI COMPUTERKAAGA.

03/08/2026

IIBSO LAPTOP LA HUBO KA FIIRI HALKAN CAAFIMAADKIISA.

01/08/2026

QAABKAN ISKA ILAALI BOOSKAAGA SHAQADA. KKKKKKKKKKKKKKKKK.

29/07/2026

KA NASO TALEEFANKA OO CAMAL YEELO kkkkk.

28/07/2026

QAABKAN FUDUD U QAYBSO HARD DISK-GA LAPTOPKA.

Telesom way ka saartay post-gii xayaysiiska ahaa kaddib markii falcelin xun oo badani kaga timid.
24/07/2026

Telesom way ka saartay post-gii xayaysiiska ahaa kaddib markii falcelin xun oo badani kaga timid.

Waa horornimo iyo iimaan la'aan halkii ugu dambaysay in shirkaddaa wayni ay kusoo noqoto shaqooyinka yaryar ee dhallinya...
24/07/2026

Waa horornimo iyo iimaan la'aan halkii ugu dambaysay in shirkaddaa wayni ay kusoo noqoto shaqooyinka yaryar ee dhallinyarta waxbartay ay nolosha kula tacaali jireen.
Awal waan maqli jirnay dawlad la'aantii caadi baynu u dareemaynaa.
Waa dawladda cidda ganacsiyada kala xadaysaa balse immika kaad ka cabaynayso iyo kaad u cabanaysaa waa isku mid.
Telesom waa shirkaddii ama ganacsigii 11aad ee ay samayso xataa Pizza-ha iyo Beedka ayay iibisaa ! Cajaaib shiikhoow ma waxaan laga tahriibin baa ? Hadda Ciddiyo gurta iyo makiinadahaa u hadhay iyaga qorshohooda ayay ka fikiraysaa.
Xalka iyo sida looga adkaan karo Comment-ga hoose ka eeg. 👇👇
Sii Sharegaree oo dadka gaadhsii.

23/07/2026

ISKA ILLAALI SIDANNA WAA LA ISKU DHACAAYE

19/07/2026

Tuugta noocan ah halla iska illaaliyo.

16/07/2026

SIDA FACEBOOK VIDEO LOOGA SOO DAJISTO (2026) | Habka Ugu Fudud ee Bilaashka ah.

Address

26 June
Hargeisa
1252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmani Tech Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahmani Tech Solutions:

Shortcuts

Share