Maydhax Media Production

Maydhax Media Production Maydhax Media Production waa page warbaahineed oo diiradda saaraya warar, taariikh, dhaqanka wacyigalinta iyo falanqaynta xaaladaha siyaasadeed ee taagan.

Official page of journalist Gurey Maydhax, a passionate storyteller and media producer dedicated to truth, creativity, and public awareness. Telling real stories that inspire change and empower commnities

06/12/2025

Hadraawi Download the app → goliveindia.in/download

06/12/2025

DADKEENU HA OGAADAAN INAY LEEYIHIIN CADAW IN KU FILAN,

MAANTA HA IDIINKU DAMBAYSO ISU MUUQASHO IYO HADAL XUMADA IDINKA KALA FOGAYNAYSA.

MIDOOBA OO MID NOQDA KA FOGAADA QABYALAADA IYO QOLQOLADA.

06/12/2025

Shacbiga Somaliland mar kasta oo xaaladi dhacdo waxa idin kala fogeeyaa waa qabyaalada fadlan ogaada inaan la ogolayn isku duubnidiina iyo midnimadiina

06/12/2025

Boorama amaanka magaalada Ciidanka halagu garabsiiyo.

06/12/2025

Muwaadin hadii aad ku nooshahay magaalada Hargeisa tag goobaha caafimaadka oo shub dhiigaaga

06/12/2025

Warbaahinta Somaliland Masuuliyad ha muujiyaan khaasatan warbaahinta gobolka Awdal aynu muujino Masuuliyad.

Aynu ka qayb qaadano dejinta dadkeena iyo xasilinta magaalada boorama.

Eeygii Cali Yare Cali  maanta wuxuu is leeyahay fursad ayaad reer somaliland ka heshay
06/12/2025

Eeygii Cali Yare Cali maanta wuxuu is leeyahay fursad ayaad reer somaliland ka heshay

05/12/2025

Wasaarada caafimaadku waajibkeeda ha ugadato oo xaalada dadkeena ee Dhaawaca ah ha u fidisi gargaar dheeraad ah.
Dhakhaatiir iyo daawooyinba
Dadka culusna ha keento Cusbitaalada kale ee Hargeisa iyo gabiley

05/12/2025

Masuuliyada ayaa saaran dadka awooda ku leh baraha bulshada iyo Suxufiyiintaba

05/12/2025

Madaxweyne Ciro oo amray Ciidamada Qaranka ee ku Jira Gudaha Magaalada boorama sidoo kale wuxuu baaq u diray madax dhaqameedka ganacsatada iyo aqoon Yahanka somaliland inay ka qayb qaataan xasilinta Gobolka Awdal

05/12/2025

Ciidamadu dib ha ugu noqdeen xeryahooda
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

05/12/2025

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ilaahay ha u naxariisto

Address

Hero Awr Street
Hargeisa
252

Telephone

+252634106442

Website

https://www.blogger.com/profile/03559855105005964804

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maydhax Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maydhax Media Production:

Share