Maydhax Media Production

Maydhax Media Production Maydhax Media Production waa page warbaahineed oo diiradda saaraya warar, taariikh, dhaqanka wacyigalinta iyo falanqaynta xaaladaha siyaasadeed ee taagan.

Official page of journalist Gurey Maydhax, a passionate storyteller and media producer dedicated to truth, creativity, and public awareness. Telling real stories that inspire change and empower commnities

10/10/2026

Qaranimada waxay ilaalisaa xuquuqda muwaadiniinta ee wax wada lahaan-shaha

Khatarta Korontada ee xili roobaadka
10/10/2026

Khatarta Korontada ee xili roobaadka

Dheeraad nin haystoo Aqalkiisu dhalo yahay, Nabad iyo ku dhaqankeed Haduu tuuryo dhaafsado maan dhadhaabta xaabsado miya...
05/10/2026

Dheeraad nin haystoo Aqalkiisu dhalo yahay, Nabad iyo ku dhaqankeed Haduu tuuryo dhaafsado maan dhadhaabta xaabsado miyaan kiisa dhagax karin

02/10/2026

Hadraawi

01/10/2026

Maxamed Caqli Hadii Honorkii kuliyada saxaafada ee jaamacada Alpha oo maanta ay ka qalin jabiyeen shaqaale badan oo wasaarada Warfaafinta ah.

Qofka Marka ay ka dhab tahay mihnada uu rabo inuu guulo ka gaadho waa sida Maxamed Caqli oo kale

Muddo dheer oo uu ahaa Camera Man maalinta uu shaqada studiowga ku Qoran yahay waxay ahayd maalin ka tilmaaman maalmaha kale, marka la eego muuqaalka wariyayaasha tebinaya warka .

Wakhtigii uu ahaa Editorka barnaamij-yada Maxamed Caqli barnaamij uu sameeyo waxa uu ahaa mid dhinac walba ka dhisan music hees qoraal habaynta iyo hagaajinta, barnaamij-yada

Maanta waa madax qaybeed ka mid ah Waaxda shaqalaalaha ee Wasaarada Warfaafinta.

Maxamed Cali hadi Hambalyo Hambalyo saaxiib

30/09/2026

Ilaahay hakuu Naxariisto Abwaan Aadan Tarabi

28/09/2026

Wasaarada Warfaafinta oo go'aan ka soo saartay Shir Xubno ka mid ah suxufiyiintu ay ku sheegeen inay ku qabanayaan magaalada boorama

27/09/2026

Xildhibaan laabsaalax oo muwaadiniinta Somallland ee Minnesota kula suugaan iyo hadalo dardaaran ah

26/09/2026

Qayb ka mid ah Riwaayadii masiibadu aduunyada iyadaa u macalinah @

26/09/2026

Beesha Fiqishini ee lagu eedaynayo gacanta ayey ku horeeyeen waa arin ay sababtay kibirka dulmiga joogtada ee lagu hayo, ninka Marka maalkiisa lagu qabsado muxuu yeeli lahaa ee Kale.
Waxaan xasuustaa Ninkii Fiqishini ee lagu yidhi ka soo barkada aad geela ka waraabinayso oo sug Inta aan kayga waraabinayo, hadii aanad ka soo bixin barkada ayaan kugu dhex toogan hadii uu soo baxay Ninkii Fiqishini ayuu aayar inta uu qorigii barkada dul-,dhigay ayuu galay barkada.
Ninkii Fiqishini inta uu qorigii qaatay ayuu isagii berkeda ku Jira ku dhex dilay.

Maanta nimankii Jaamac siyaad oo tikniko ku hubaysan ayaa la wareegay Masuuliyada gumaadka beesha Fiqishini

Waxa wax lala yaabo ah in kuwii laayey ay maydkii iyagu aasteen oo aan loo ogolaan inay aastaan iyo inay arkaan midna.

Dhulbahante isma qabto miyaa

Address

Hero Awr Street
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maydhax Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maydhax Media Production:

Shortcuts

Share