KOON TV

KOON TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KOON TV, TV Channel, Rd NO 1, Hargeisa.

KOON TV is a modern Somali media platform dedicated to delivering accurate, timely, and reliable news from Somaliland, Somalia, the Horn of Africa, and around the world. 📡 KOON TV — Codka Wararka Xaqiiqda Ku Dhisan

29/08/2026

Xafladda Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Sare Ka Gashay Imtixaankii iyo Furitaanka Sannad-Dugsiyeedka 2026–2027 Ee Dugsiyadda Salaama

29/08/2026

''Maanta Marti aan soo dhawaynayo ma tihidin....''Madaxweyne Cirro

29/08/2026

Shirkadda Horn Africa Consultants Firm (HACOF) ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagu soo bandhigay laguna ansixinayay natiijooyinka Daraasadda Hordhaca ah (Baseline Study) ee Mashruuca SESRP

Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidanka Badda Soomaaliya, ay soo furteen markabka  MV...
29/08/2026

Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidanka Badda Soomaaliya, ay soo furteen markabka MV LATUF oo ay gacanta ku hayeen koox burcad-badeed ah.

  Shirkadda Horn Africa Consultants Firm (HACOF) ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagu soo bandhigay laguna ansi...
29/08/2026

Shirkadda Horn Africa Consultants Firm (HACOF) ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagu soo bandhigay laguna ansixinayay natiijooyinka Daraasadda Hordhaca ah (Baseline Study) ee Mashruuca SESRP.

Sharciga waa loo simanyahay‎"‎In dalkeena gudihiisa ay ka dhax hadlaan dad u ololeeya Somaliwayn sharcigana aan la marin...
29/08/2026

Sharciga waa loo simanyahay
‎
"‎In dalkeena gudihiisa ay ka dhax hadlaan dad u ololeeya Somaliwayn sharcigana aan la marin waa caadi.

‎In dalkeena gudihiisa qof cadaalad daro ka cabanayaa hadlo waa xaaraan.

‎In saxeexa laga noqdo xilalaka ay soomaaliya ka qabtaan khaa,inul wadanka inaga taga waa caadi.

‎In qof dulmi sheeganaya hadlaan waa xaaraan.

‎In madaxwayne ahlu naar lagu sheega waa caadi.
‎Hddana in madaxwayne wax laga sheega waa xaaraan.
‎
‎Bal is qabadsii
‎Waa siday tahay maanta
‎Waar hooy sharciga waa loo simanyahay.."

Siyaasi Maxamed Faarax Miigane

Xafladda Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Sare Ka Gashay Imtixaankii iyo Furitaanka Sannad-Dugsiyeedka 2026–2027 Ee Dugsiya...
29/08/2026

Xafladda Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Sare Ka Gashay Imtixaankii iyo Furitaanka Sannad-Dugsiyeedka 2026–2027 Ee Dugsiyadda Salaama

29/08/2026

Xildhibaan Raanboo oo ka hadlay Xadhiga Wariye Baylood iyo Abwaan Jiheeye

29/08/2026

"Xadhiga Wariye Baylood waa Sharci daro..."Garyaqaan Tawakal

Address

Rd NO 1
Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KOON TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category