OGAAL Sports

OGAAL Sports Somali News

Suxufi Abokor Galiixe oo ka hawl gala Tv ga Horn cable tv qaybtiisa ciyaara ayaa galabta loo diidey inuu shaqo maalmeedk...
16/08/2025

Suxufi Abokor Galiixe oo ka hawl gala Tv ga Horn cable tv qaybtiisa ciyaara ayaa galabta loo diidey inuu shaqo maalmeedkiisi ka qabsado garoonka Hargeisa stadium.

Arintan ayaa dabada kuhaysa waraysi uu ka qaadey Wasiir xigeenka Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaara Somaliland Yusuf Nuux Tadhsse.

Sxbkey Yusuf waxaan leeyey horta dhaliishu waatii aad ragii ka h**eeyey kuhaysey ee xanuunkeda xamil oo aqbal , teeda kalena waxaad mar kasta tidhaaha dhaliisha waanu ogolney ee AXDU waa maxey.

Garoonkan waa garoon qaran suxufigana wuxuu ka hawl gala Tv dalka ka sharciiyeysan oo xuquuq le mana jirto sabab aad garoonka uga celin kartaan Wasaarad ahaan.
Shaqadiina qabsada isna shaqadiisa ayuu haysta , haddii wax wanaagsan aad qabataan wuxuu ku qasbanyey inuu soo gudbiyo sidoo kale hadaad dhaliil leedin sidoo kale.

Intaa waxa dheer saxaafadii ciyaara qurxin jirtey intoodi badnayd wayka niyad jabeen keliya wiika yar ayaa moral hayey isna hadaad doontan inaad cabudhisaan ma waxaad doonaysan inaad mugdi moofo ku cuntaan,

Garoomada dalku shaqey ubaahanyin taasna idinka laydinka rabaa waxaanad ogtiin reer Borama iney dheheen anaga isku tashanayna….. CEEB. Xigasho Dhaxalreeb Sports

Gudoomiyi xidhiidhka kubada cagta gobolka Maroodi Jeex Mr Mahdi Jawaase oo iscasiley.Hadaad aragto casilaado waxa jira f...
14/08/2025

Gudoomiyi xidhiidhka kubada cagta gobolka Maroodi Jeex Mr Mahdi Jawaase oo iscasiley.

Hadaad aragto casilaado waxa jira fashil xaga shawada sh.
Saxaafada aya mic 🎤 ga udhiibi doonta Mahdi Jawaase si uu uga hadlo sababa iscasilaadisa .

Waxa aynu dhawaan daah furi doona E-lite Sports Academy  Kuliyadan oo ah mid ay hagi doonan Khubaro haysta Shahadada FIF...
26/07/2025

Waxa aynu dhawaan daah furi doona E-lite Sports Academy Kuliyadan oo ah mid ay hagi doonan Khubaro haysta Shahadada FIFA coaching License 🪪

Waalid kasta oo jecel in ubadkisu helo Aqoon sports oo Tayo sare leh Fadlan Halkan hoose hayska Diiwangeliyo.

saddexdii masuul ee ugu sareeyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ay dalka ka wada maqan, taasoo dhalise...
12/06/2025

saddexdii masuul ee ugu sareeyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ay dalka ka wada maqan, taasoo dhalisey su'aalo badan.

Mudane Axmed Yaasiin, Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa la sheegay inuu safar ugu maqan yahay dalka Sweden.

Wasiir ku-xigeenka, Mudane Yuusuf Tadhase, isna wuxuu ku sugan yahay dalka Ethiopia.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda oo isagu masuul ka ah maareynta maamulka guud ee shaqada, ayaa Djibouti jooga.

Su’aasha ay dhalinyaradu iswaydiinayaan waa:

Ma suurtagal baa in saddexda masuul ee ugu sarreeya ee wasaarad qaran ay hal mar shaqadoodii dhalinyarada Somaliland loohayey ka wada maqnaadaan?

Yaase hadda haya masuuliyadiu qaranku u idmaday Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha?

Maxaa sababay in aan la ogayn cidda si ku-meelgaadh ah u maamuleysa wasaaradda?

Labadii Tukow bal maxaad tarteen
08/05/2025

Labadii Tukow bal maxaad tarteen

War Deg Deg Ah Gudoomiyihii H**e Ee Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland -Somaliland Football Federation SLFF  oo laga ya...
24/04/2025

War Deg Deg Ah Gudoomiyihii H**e Ee Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland -Somaliland Football Federation SLFF oo laga yaabo inuu iscasilo mardhow filo war wayne

Xigaasho Dhaxalreeb Sports Waxaan uu mahadcelinaya walalkay murashax Mustafe Axmed Awoowo oo ka mid ah murashaxiinta uu ...
19/04/2025

Xigaasho Dhaxalreeb Sports

Waxaan uu mahadcelinaya walalkay murashax Mustafe Axmed Awoowo oo ka mid ah murashaxiinta uu tartamaya Doorashada Fulinta Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo ii tanasulay caawa waan uu mahadcelinaya Walalkay Mustafe Awoowo.

Dhamaan waa dhabis daba marin lacag urursisharci jabindad isku Dirmaamul xumobilaa cibaadoana anaa
17/04/2025

Dhamaan waa dhab

is daba marin
lacag urursi
sharci jabin
dad isku Dir
maamul xumo
bilaa cibaado
ana anaa

16/04/2025
Deg Deg Ah Gudoomiyihii h**e ee xidhiidhka kubadda cagta soomaaliland mr Fuad Ahmed Cali ayaa sheegay imaanshaha Raysal ...
12/04/2025

Deg Deg Ah Gudoomiyihii h**e ee xidhiidhka kubadda cagta soomaaliland mr Fuad Ahmed Cali ayaa sheegay imaanshaha Raysal wasaare Hamse abdi bare inuu yahay wax iska caadi ah oo dhibi kujirin waa nin dalkiisi iyo dadkiisi u imid ??

Degmadii Ahmed Dhagax iyo 31may ??? Halkaasina waa Qodab Lugtii Jeeni Dhaaftaa Way Jabtaaye
10/04/2025

Degmadii Ahmed Dhagax iyo 31may ??? Halkaasina waa Qodab Lugtii Jeeni Dhaaftaa Way Jabtaaye

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL 𝐌𝐝, 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝-𝐘𝐚𝐚𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 ayaa Hadda magacaabay Guddida qaban...
06/04/2025

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL 𝐌𝐝, 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝-𝐘𝐚𝐚𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 ayaa Hadda magacaabay Guddida qaban qaabada doorashooyinka xidhiidhada kubada cagta, kubada kolayga iyo ciyaaraha fudud.
_______________________________________________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝-𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐖𝐃𝐇&𝐂

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAL Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGAAL Sports:

Share