Zerka Media

Zerka Media Waxaan Nahay Xarun Warbaahineed Oo soo Gudbindoonta Xogo Cusub.

29/08/2023

GEESINIMADA HABLAHA SOMALILAND....

30/07/2023

Wali Naftaada Ma Raali Galisay.?

20/07/2023

Noqo Sida Bada Oo Kale...

01/04/2023

"RAMADAANTUU AMATEEDKUBU SII FURMAA"

Zerka Media

Hargeysoo Siraadan
27/03/2023

Hargeysoo Siraadan

Jadwal fiican aad raaci karto ramdanka oona ku Anfacaya.1: xilli h**e seexo habenkasta 10pm2: waxaad soo kacdaa 3am 3:sa...
22/03/2023

Jadwal fiican aad raaci karto ramdanka oona ku Anfacaya.

1: xilli h**e seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3:salatul layl ama tuhajid tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducaysu ilaa 10 daqiiqo oo illhy wxaad rabid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: saxuuro 4:45 am ilaa fajrka inta udhaxysa
6:markaa saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salad subax xiligeeda tuko
8:wxaa aqrisataa adkaru sabaax ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada
10:tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo
13: salaada casar xiligeeda tuko adraaku masaa'na aqri iyo quraan
14:ku afur mrky qorqxada dhacdo wxaa hystaid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wx walba ad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha waqtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16:tarawiixda kadib 5 daqiiqo wxaa ka fakartaa malintaada sidey ahyd iyo wxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan
Mxaa sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Mxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa o?

Intaasoo dhn kadib badi sadaqadaa bixinysid oo caawi dadka baahn
Illhy wxan ka baryeynaa ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo

□ habka quranka ad ku dhamyn kartid 30ka jus 30malmood

Salada subax kadib :4bog
Salada duhur kadib : 4bog
Slaada casar kadib : 4bog
Slaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamykartid 30ka jus 15 bari

Slada subax 8bog
Slada duhur 8bog
Salada casar 8bog
Salda maqrib 8bog
Slada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 12 malmood

Slada subax 10 bog
Salda duhur 10 bog
Slaada casar 10bog
Salda maqrib 10 bog
Slada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmyn kartid 30ka jus 10 malmood

Slada subax 12 bog
Salada duhur 12 bog
Slada casar 12 bog
Slada maqrib 12 bog
Slada cishe 12 bog

□Qaybataan wxaa logo talagaly dadaka Hankooda aadka usareeyo wxa ku dhamyn kartaa 30ka jus 6 maalmood

Salda subax 20 bog
Slada duhur 20bog
Salda casar 20 bog
Slada maqrib 20 bog
Slada cishe 20 bog

Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka taqanid sabbatoo ah ma ogid ajarka kaheli kartid meku qof raaco taladan aad share greysey uuna quraanka dhameeyo

Prepared by cabdullahi ibraahim sanei

08/02/2023

Hooyo Ku Umushay Burburka Dhulgariir dhacay Hoostisa Oo Dhimatay Laakinse Loogu Tagay Ilmihii Oo Nool..

30/01/2023

Somaliland Oo Sawira.....

28/01/2023

Mursal Falo dagan Oo Hees Usoo Qaaday Dumarka....
Ma jirtaa Gabadh ka gudoontay Heesta.?

Address

Hargeisa

Telephone

+252633104459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zerka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zerka Media:

Share