Anfac Naftaada

Anfac Naftaada Asc. Boggan waxaan ugu talo galey inaan idiinku soo gudbiyo wixii qofka naftiisa, ruuxdiisa anfacaya.

14/05/2025

Waa buuq qiimo leh

12/05/2025
09/05/2025

Neecawda quraanka waa dhigane aad u qiimo badan kuna xasuusinaya cibaadada iyo macaankeeda, la soco Q.2aad

04/05/2025

Dib uqor sheekadaada waa dhigane aad ufiican naftaadana jaaga waramaya, marka aad akhrineyso waxaad is odhanaysaa malaha adiga ayuu kaa waramayaaba. Cajiib!!!

Taxanayaal kale kala soco bogeena tiktok ee "" oo search garaynaya.

13/03/2025

Ramadan 7.
Alle ka cabsigu waa shay muhiim inoo ah hadeynu nahay adoomadii Alle

13/03/2025

Ramadan 6.
Alle wuu ina arkayaa marwalba iyo meelwalba

06/03/2025

Ramadan 5
Runtu waa shayga ugu muhiimsan qofka bina aadamka ah taasi oo uu ku helayo abaal marino fara badan. waa bogga aan ku leenahay Tiktok

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252633740615

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfac Naftaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Anfac Naftaada:

Share