Suxufi maxamed Jubbo

Suxufi maxamed Jubbo Ku Soo Dhawoow Page Rasmiga ah Ee Suxufi Maxamed Jubbo Waxaad ka heleysaan Warar Sugan Iyo Xogo Rasmi Ah 👇follow na soo dheh..

08/11/2025

Gudomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Gobolka Saraar Caydaro Shabeelo Masuul Mar kasta Garab Taagan Dhaliyarada Sportska Gobolka Saraar

Suldaan, Siciid Aadan Abokor ( libaax ) wuxuu kamid ahaa, ragii nagu hogaaminayey in dalka isbedel ka dhaco, wuxuu  isag...
08/11/2025

Suldaan, Siciid Aadan Abokor ( libaax ) wuxuu kamid ahaa, ragii nagu hogaaminayey in dalka isbedel ka dhaco, wuxuu isaga oo Caaqil ah Buur, Bad, iyo Banaanba u maray sidii Xukuumadii Kulmiye dalka loo dhaafin lahaa, Madaxweyne Cirro iyo Xisbiga Waddanina u guulaysan lahayeen, hawshaana wuu ku guulaystay. Maantana, wuxuu nagu hogaaminayaa Sandalada reerka.

‎Suldaan siciid waa nin, hogaamin leh, hal adayg leh, hilaadin leh, waa dhaqan yaqaan muddo dheer bahda dhaqanka ku soo jiray. Waan ugu hanbalyeynayaa in loo doortay Suldaanka Cumar jibriil. ilahay haku asturo ayaanu leenahay

Omar Seed (qoray)

08/11/2025

Chief caaqil siciid warsame yuusuf iyo afhayeen nabadoon faarax axmed cartan

08/11/2025

Suldaan siciid aadan abokor libaax oo lo doortay suldaanka Beelaha cumar jibriil (Habarjeclo)

Musharax  abyan Ayaanle Ali  Oo Kulan Qiimo Leh La Yeeshay Suldaan Siciid Aadan Abokor (Libaax)Musharax Xildhibaan Abyan...
08/11/2025

Musharax abyan Ayaanle Ali Oo Kulan Qiimo Leh La Yeeshay Suldaan Siciid Aadan Abokor (Libaax)

Musharax Xildhibaan Abyan Ayaanle Ali Abyan ayaa maanta kulan qiimo badan oo miisaan leh la yeeshay Suldaan Siciid Aadan Abokor (Libaax), suldaanka dhawaan la doortay ee ka midka ah madax-dhaqameedka gobolka. Kulankan ayaa ahaa mid ku dhisan wadatashi, is-xogwaraysi iyo talo-wadaag ku saabsan arrimaha horumarka bulshada iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay odayaal iyo waxgarad taageersan musharaxa, kuwaas oo ku bogaadiyay dadaalkiisa iyo u heelnaantiisa u adeegidda dadkiisa.

Suldaan Siciid Aadan Abokor (Libaax) ayaa soo dhaweeyay musharaxa, isaga oo ku ammaanay dadaalka uu ugu jiro inuu noqdo codka shacabka iyo hormuudka isbeddelka togan.

Musharax Abyan Ayaanle Ali Abyan, oo ah shaqsi dhalinyaro ah oo firfircoon, ayaa dhankiisa uga mahadceliyay Suldaanka soo dhowaynta iyo kalsoonida uu muujiyay, isaga oo ballan qaaday inuu mudnaan siin doono daryeelka bulshada, cadaaladda iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah.

Kulanka ayaa ku soo gabgaboobay guul iyo isfaham buuxa.

05/11/2025

musharaxa xildhibaan c qani xasan nuur oo hawlo shaqo ujooga deeganada saraar iyo u kurgalka samaynta xaladaha abaareed sida biyo la.aanta bahiyaha adeegyada cafimad waxbarashada ee deegan gopolka saraar

“ma nabad doonba mise waa sirdoon jaamac shabeel.  ..?
05/11/2025

“ma nabad doonba mise waa sirdoon jaamac shabeel. ..?

05/11/2025

G/shanle sare bisle

Xarunta maamulka Gobolka Buuhoodle oo Laga furay degmada Qorilugud oo loogu sii shaqaynayo si kumeel gaadh ah,waxaana da...
04/11/2025

Xarunta maamulka Gobolka Buuhoodle oo Laga furay degmada Qorilugud oo loogu sii shaqaynayo si kumeel gaadh ah,waxaana dah furayey Badhasabkuxigeenka gobolka Buuhoodle Cabdibaasid gaani oo uu wahelinayo Mayerka degmada Buuhoodle,xildhibaano,masuliyiinta degmada Qorilugud iyo waxgaradka degaanadaasi oo Si weyn u Soo dhaweyey Xafiiska gobolka

04/11/2025
wasiirka iyo taaliyaha cidaanka Qaranka midkee saxan ….?
04/11/2025

wasiirka iyo taaliyaha cidaanka Qaranka midkee saxan ….?

“Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu beeninayaa wararka lagu baahiyey baraha bulshada ee l...
04/11/2025

“Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu beeninayaa wararka lagu baahiyey baraha bulshada ee lagu sheegay in xubnaha maanta mudaharaadka ka hor sameeyey wasaaradda Gaashaandhiga ay yihiin Ciidan Qaran.

Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranku waxa uu cadaynayaa in xubnahaasi aanay ka mid ahayn Ciidanka Qaranka, balse ay yihiin shaqaale ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland. Isla-markaasna aanay jirin wax xuquuq ah oo kaga maqan Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka.”

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL.

Address

Degmadda 26ka June
Hargeisa
123456

Telephone

+252659933611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi maxamed Jubbo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share