BS Somali TV

Directions Website

BS Somali TV Ku xidhnow oo wehelkaaga ka dhigo BSTV BS Somali TV waa hay'ad warbaahineed oo madax-bannaan, kala soco wararka Soomaalida iyo dhacdooyinka dunida

15/06/2025

Hodan Kaahin

13/06/2025

Marka loo eego cayda iyo gefka loo geystay nebiga NNKH.

Waxa ka dhalanaya laba dil oo midi yahay kan riddada, iyo midka sharafka suubbanaha NNKH ee meel looga dhacay.

Dilka riddada marka la eego, intaan qofka la dilin wax badan loo eegee kol nasiixo tahayna in diinta Islaamka lagu soo dabaalo, hadduuna ku sii adkaysan mowqifkiisa diinta ka saaray.

Amma ka kale aakhiro uun baa ku tegeysaa oo nebigii xaqiisa kaa cafin lahaa ba kaa horree, markaa waa dil xukun ahaan uun.

08/05/2025

Boqorka Axmed Iimaan ayaa Sheegay In Shirkada Preimer Ban*k ay Xidhayso Isaga Madaama Xildhibaan Barkhad Batuun gaadhi Uu u Damiintay Uu Bixin-waayay.

07/05/2025

Walaalahay Dhulbahante dalka way nala leeyihiin waa reer Somaliland

04/05/2025

Reer Berbera oo laydh la'aan u dhimanaya

02/05/2025

Sheekh Barbaraawi

29/04/2025

Waxqabadka 100 Maalmood ee Xukuumadda Madaxweyne Cirro Tiirkiisa 2-aad ee

29/04/2025

Daaha Gaas iyo BK maxaa kala qabsaday

27/04/2025

Nafar Ciise Muuse ah šŸ’ oo u cadhaysan

26/04/2025

Muwaadiniin qiiraysan

Address

Road Namber One Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BS Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share