MAYAL MEDIA

MAYAL MEDIA Halkan waxaad ka helaysaa xog dheeli tiran

26/09/2022

Abdinaasir macalin wuu noolyahay

Abdinasir Macalin Caydiid
26/09/2022

Abdinasir Macalin Caydiid

“Mawqifka Xisbiga WADDANI waxa weeye in aanan ogolayn 13-ka November wixii ka dambeeya muddo kordhin aan la isku waafaqs...
25/09/2022

“Mawqifka Xisbiga WADDANI waxa weeye in aanan ogolayn 13-ka November wixii ka dambeeya muddo kordhin aan la isku waafaqsanayn oo aan laga heshiin, sharcina aanay noqonayn..”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan

Xisbiga Ucid ayaa isna soo dhaweeyay dhawaaqa maanta ka yimid gudiga Doorashooyinka
24/09/2022

Xisbiga Ucid ayaa isna soo dhaweeyay dhawaaqa maanta ka yimid gudiga Doorashooyinka

Xisbiga Waddani ayaa soo dhaweeyay hadalka gudiga Doorashooyinka Somaliland ee ahaa in aanay qaban karin doorashada Mada...
24/09/2022

Xisbiga Waddani ayaa soo dhaweeyay hadalka gudiga Doorashooyinka Somaliland ee ahaa in aanay qaban karin doorashada Madaxtooyada xiligeedii

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waa maxay sababtay aanay doorasho u qaban larayn?1.  In Doorashada Madaxatooyada JSL e...
24/09/2022

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waa maxay sababtay aanay doorasho u qaban larayn?

1. In Doorashada Madaxatooyada JSL ee u qorshaysnayd in la qabto 13-ka Nov 2022 oo ah bil ka hor dhammadka muddo xilleedka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, aannay farsamo ahaan, iyo dhaqaale ahaan ba qabsoomi karayn.

2. In Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, farsamo ahaan ku qaban karaa doorashada Madaxtooyada JSL muddo Sagaal (9) billood ah oo ka bilaabmaysa 1st October 2022.

3. Gebogebadii Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL wuxuu muddadaa Sagaalka (9) billood ah ku diyaarinayaa dhammaan arimaha farsamo, dhaqaale ee ay u baahan tahay Diiwaangalinta Codbixyeyaasha iyo qabsoomida doorashada Madaxtooyada JSL.

ALLAA MAHAD LEH
AFHAYEENKA KDQ,

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ayaa sheegay in aanay qabankarin Doorashada madaxtooyada Somaliland 13 November 2...
24/09/2022

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ayaa sheegay in aanay qabankarin Doorashada madaxtooyada Somaliland 13 November 2022 .

Madaxwaynaha Somaliland iyo  Caynaba
18/09/2022

Madaxwaynaha Somaliland iyo Caynaba

18/09/2022

“ Xinif waa in si degdeg ah sharciga loo hor keenaa “ Xildhibaan Maxamed Abiib

Baanka dhexe ee Somaliland laanta uu ku yeelanayo Caynaba
17/09/2022

Baanka dhexe ee Somaliland laanta uu ku yeelanayo Caynaba

"Anigu doorasho diyaar baan u ahay marka ugu horraysa ee ay suuragasho" Madaxweyne Muuse Biixi oo Oodweyne ka khudbadeey...
16/09/2022

"Anigu doorasho diyaar baan u ahay marka ugu horraysa ee ay suuragasho" Madaxweyne Muuse Biixi oo Oodweyne ka khudbadeeyay.

Madaxwayne Biixi oo gaadhay Oodwayne
16/09/2022

Madaxwayne Biixi oo gaadhay Oodwayne

Address

Hargeisa

Telephone

+252634906583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAYAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share