BOOKH MEDIA PRO

BOOKH MEDIA PRO BOOKH MEDIA pro Waxaad Ka heli kartaa Warar- warbixino, & Muqaalo Xiiso leh. ruwayado i.w.m
waxaan Marwalba Diyaar unahay inan Idin Raali galino.

Fadlan Nagu Dhiiri-galiya Inad LIKE follow saartaan Pageka. Bookh MEDIA PRo

26/10/2025
Soomaaliya oo doonayso  in ay hawlgelinayso shirkaddii diyaaradaha ee Somalia Airlines inta aanu dhammaan sanadkan 2025 ...
26/10/2025

Soomaaliya oo doonayso in ay hawlgelinayso shirkaddii diyaaradaha ee Somalia Airlines inta aanu dhammaan sanadkan 2025 sida uu sheegay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Faarax Nuux .

Dawladda Soomaaliya ayaa dhawr h**e oo ku guuldaraysatay in ay hawlgeliso shirakadda oo burburtay sanadkii 1991-kii markii ay dhacday xukuumadii dhexe ee Soomaaliya @ #

26/10/2025

Shil halis ah, Gaadhi ayaa Meel gaaban kaga Soo booday, # . @

26/10/2025

Wacan oo wanaagsan
Asaxaabay

14/02/2025

Jimce mubaarik

Aamiin aaamiiin aaamiiin
19/10/2024

Aamiin aaamiiin aaamiiin

12/10/2024

Kusaliya nabigeenii udgonaa
Nabi Maxamed csw

20/08/2024

Dadkii wanaagsanaa waxa laga hayaa waligeyo maanu arag qof guul gaadha haddii uu jiro se waxa uu ahaa mid waalidkii u sama -fala Eebbe ha inaga dhigo kuwo waalidkood u baari noqda

Suuqa saamiyada Maraykanka (USA Stock Market) ayaa labadii todobaad ee u dambeeyey wajahaayey hoos u dhac baaxad wayn, l...
04/08/2024

Suuqa saamiyada Maraykanka (USA Stock Market) ayaa labadii todobaad ee u dambeeyey wajahaayey hoos u dhac baaxad wayn, lacag ku dhaw $2 tiriliyan ayaa lagala baxay mudadaas. Waxa uu khasaaro wayn soo gaadhay shirkadaha waawayn ee dalkaas.

Dadka ayaa ka cabsi qaba in dhaqaale burbur xoogan oo lamida midkii 2008 ay markale dunidu wajhi doonto.

Dhanka kale suuqa lacagaha dhigitalka ah ee looyaqaan (Cryptocurrencies) ayaa isna hoos u dhac balaadhan laga dareemey, iyadoo Bitcoin ay hoos u dhacday %13.

Bitcoin ayaa lumisay qiimihii ay taagnayd todobaad ka hor oo ahaa 69,000 waxayna hoos ugu soo dhacday 57,000. SOLANA ayaa iyaduna wajahaysa marxalad lamida Bitcoin, Solana ayaa hoos ugu dhacday kaalinta 5aad ee liiska kala saraynta lacagaha dhigitalka ah, kadib markay todobaadkii h**e kaalintan kala baxday BNB.

Saliida qaydhin ayaa iyaduna hoos u dhacday, qiimaha halka foosto ayaa ahaa $82 waxaanu gaadhay $73. Tan ayaa loo aanaynayaa dagaalka ka oogan Bariga dhexe.

Dahabka ayaa isagu sameeyey kor u kac.

31 Sano kadib in laga qaado  cunaqabateyntii hubka waa guul usoo hooyatey  SoomaaliyaWaxaana Aaminsanahay in uu yahay Al...
01/12/2023

31 Sano kadib in laga qaado cunaqabateyntii hubka waa guul usoo hooyatey Soomaaliya

Waxaana Aaminsanahay in uu yahay Albaabkii ugu muhiimsanaa Nabadda iyo kii guusha Cidkasta o soomaliya
Ka soo horjeda kii lagaga Xureyn lahaa inuu Maanta furmey

Taariikhbaa Qormeyso Madaxweyne
Hassan Sheikh Mohamud

Address

Hargeisa

Telephone

+252634770416

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BOOKH MEDIA PRO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share