01/10/2022
Iska Ilaali 6-dan Qoddob:Lixdan qodob ku dhaqankoodu wuxuu kugu sababi karaaa halaag adduunyo iyo mid aakhiro :
1: Rabitaanka naftaada ee xumaanta oo badata.
2: cilmi aanad u baran ilaahay dartii.
3: maal aad heshey oo ku dhaxalsiiya bakheylimo damac badnaan.
4: Wakhti firaaqo kugu soo mara oo aad uga faaidaysato macaasi.
5: Caqligaaga oo ku siiya khiyaameynta dadka.
6: In aad kula kacdo xaasidnimo qof uu ilaahey u nicmeeyey.