People Post of Somalia

People Post of Somalia journalist

Permanently closed.
Spain ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn ka dhan ah Israel oo ay ku jirto joojinta ganacsiga hubka, mamnuucista badeecadaha...
08/09/2025

Spain ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn ka dhan ah Israel oo ay ku jirto joojinta ganacsiga hubka, mamnuucista badeecadaha spain uga imaada dhulalka ay israel xooga ku haysato, xayiraad Dal Ku Galka Dalka spain oo la saaray dadka dagaalka Gaza ku lugta leh, iyo in maraakiibta/diyaaradaha hubka u sida Israel laga mamnuuco dekedaha iyo hawada Spain. Ra’iisul Wasaare Pedro Sánchez wuxuu sheegay in tallaabooyinkani loogu talagalay in la joojiyo “xasuuqa Qaza” lana taageero shacabka Falastiin. Madrid ayaa sidoo kale dib ugu yeertay safiirkeedii Tel Aviv.

African UnionCommission (AUC), H.E.Mahmoud Ali Youssoufon the Ocassion of theSecond Africa ClimateSummit (ACS2)Fellow Af...
07/09/2025

African Union
Commission (AUC), H.E.
Mahmoud Ali Youssouf
on the Ocassion of the
Second Africa Climate
Summit (ACS2)
Fellow Africans, Global Partners, and Champions of Our Planet.
On behalf of the African Union Commission, I extend a profound welcome to all delegates to the Second Africa Climate Summit (ACS2) that AUC is convening, hosted in Addis Ababa from 8–10 September 2025, by the Government of the Federal Democratic Republic of Ethiopia and under the visionary leadership of H.E. Prime Minister Dr. Abiy Ahmed.
This Summit marks a decisive moment for Africa to unite in pursuit of climate justice, resilient development, and a sustainable future for generations to come- directly advancing our continental blueprint, Agenda 2063: "The Africa We Want."
The inaugural Africa Climate Summit in Nairobi (2023) amplified Africa’s collective voice on the global stage. Building on this momentum, ACS2, with its theme “Accelerating Global Climate Solutions and Financing for Africa’s Resilient and Green Development,” should promote the initiatives from the previous Summit. Addressing Africa’s climate finance gap is essential, as it impedes our development efforts amid pressing challenges.
As the Chairperson of the African Union Commission, I invite you to join us in Addis Ababa to build our continent and pave the way to COP30. We aim to demonstrate Africa's technological solutions, where ecology and nature-based solutions drive the economy, and resilience becomes our legacy.
Together, we will ensure ACS2 delivers more than declarations: It will catalyze investments, policies, and hope.

Ra’iisul Wasaaraha xilka haya ee dalka  Japan, Shigeru Ishiba, ayaa ku dhawaaqay inuu xilka ka degayo, sida ay  Maanta w...
07/09/2025

Ra’iisul Wasaaraha xilka haya ee dalka Japan, Shigeru Ishiba, ayaa ku dhawaaqay inuu xilka ka degayo, sida ay Maanta warisay Warbaahinta Qaranka Japan ee NHK .

Sida laga soo xigtay NHK, Ishiba ayaa go’aankaan qaatay si uu uga hortago kala-jab ka dhex dhasha xisbigiisa Xisbiga Dimuqraadiga Xorta ah (Liberal Democratic Party of japan).

Natiijooyinka sahamin lagu sameeyay dhammaan xildhibaanada Xisbigiisa LDP iyo wakiillada xisbiga ee gobollada, Taasoo ku saabsan in doorasho degdeg ah oo guddoomiyaha xisbiga la qabto, ayaa la shaacin doonaa Isniinta.

Xisbiga LDP oo uu hoggaaminayay Ishiba ayaa ku guuldarreystay doorashooyinkii baarlamaanka ee xagaagii la soo dhaafay , mana uusan helin aqlabiyada labada aqal ee baarlamaanka. Taas ayaa dhalisay baaqyo badan oo ka imaanayay gudaha xisbiga oo ku saabsan inuu Ishiba iska casilo xilka ra’iisul wasaaraha.

“Maaddaama ay sii kordhayeen codsiyada ku aaddan in Ishiba masuuliyadda doorashada qaato, waxaa la filayay in LDP ay go’aansato Isniinta in la qabto doorasho hoggaamineed oo gaar ah,” ayay tiri warbixinta lagu daabacay Warbaahinta NHK.

NHK ayaa intaas ku dartay in Ishiba uu Sabtidii xafiiskiisa kula kulmay Ra’iisul Wasaarihii h**e Suga Yoshihide iyo Wasiirka Beeraha Koizumi Shinjiro, iyadoo ilo xogeedyo sheegeen in labadan siyaasi ay u sheegeen Ishiba in midnimada xisbiga ay ka muhiimsan tahay wax walba, isla markaana kula taliyeen inuu xilka ka d**o ka hor inta xubnaha Xisbiga aysan dalban doorasho hoggaamineed oo gaar ah ''

Turkish President Tayyip Erdogan said the US should urgently revise its decision to revoke the visas of Palestinian offi...
02/09/2025

Turkish President Tayyip Erdogan said the US should urgently revise its decision to revoke the visas of Palestinian officials and bar them from attending a gathering of world leaders at the UN this month in New York.

ISTANBUL: President Recep Tayyip Erdogan on Tuesday urged the United States to “revise” its decision to deny visas to members of the Palestinian Authority to attend the UN General Assembly this month. A US official on Saturday said that Palestinian Authority president Mahmud Abbas was among 80 o...

02/09/2025

Hadal nuxurkiisu yahay garnaqsi iyo xaqiiqooyin

22/08/2025

Somalia demand transformational leadership it doesn’t demand business ideologies,the political of Somalia must remove all groups those had no political background. Fiqi words inciting and destabilizing the situation of Somalia

Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha Eebe dartiisa ug...
05/05/2024

Senator Maryan: Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Xamza waxaan ugu baaqayaa inay qubuuraha Eebe dartiisa ugu xishoodaan, oo ay joojiyaan boobka lagu hayo dhulalka Danta Guud ee Qaranka, illaa laga helayo Shuruucdii Dhulka Dowladda lagu hagilahaa!

Akhri qoraalka Senator Maryan Faarax:

SHALAY WAXAY AHAYD QABUURIHII REER MACALIN NUUR IYO DAB-DAMISKA

Sidaan h**ey uga digay,boobka dhulalka Danta Guud ayaa imaan doona kaddib ansixintii Dastuurka oo ahaa mid baalmarsan dhammaan Xeer-hoosaadyada iyo acraafta kale ee labada Gole ee JFS.

Xildhibaanno kale iyo aniguba waxaan ummadda Soomaaliyeed u caddaynay in ballanqaadyo lagu baddashay Ansixinta Dastuurka-taas oo shacabkeena sharafta leh iyo inta yar ee waddaniyaddu ku dambayso ee Labada Aqal ku jirta ay ogyihiin.

Maanta waxay taagan tahay in Qabuurihii laga xishoon waayo oo xitaa Alle looga baqiwaayey.

Waxaa nasiib darro ah in Hoggaanka sare ee dalku uu sidaa maanta raali ka noqdo;inuu raali ka noqdo soo bixinta lafaha Dad badan oo Qaranka u soo shaqeeyey oo ku aasan Iskool Bolisiya.

Waxaan xusuustaa oo sidoo kale la ii xaqiijey in halkaas lagu aasay Xildhibaanno Qaran,Saraakiil Ciidan,
Diblomaasiyiin iyo dad kale oo bulshadeena magac iyo maamuus ku lahaa!

Sidaa si lamida,waxaan Xildhibaanada Labada Gole ee damiirka-dowladnimo ku dambeeyo u soo jeedinayaa in ay u istaagan daryeelka iyo difaaca shacabkeena dhibban.

DIFAACA SHARAFTA QABUURAHA & DIFAACA SHACABKEENA QAALIGA AH WAA WAAJIB MUQADAS AH.

The former president of somalia come today muqdisho 16 month later, and he is most popular politicion  somalia in histor...
01/03/2024

The former president of somalia come today muqdisho 16 month later, and he is most popular politicion somalia in history.

Markaan ufiirsaday shakhsiyaadka makhraatiga   furayay ama losoo kaxaystay waxaa isoo baxday.Kow dadka magalada mudisho ...
27/02/2024

Markaan ufiirsaday shakhsiyaadka makhraatiga furayay ama losoo kaxaystay waxaa isoo baxday.

Kow dadka magalada mudisho jooga badi ay qabatimeen maandooriye lsameeyay noloshoda lkn wali ay dadku moodayaan qof caadi ah ama dad caadi ah.
Labo in waxbadan aan laqiimayn shakhsida qofka bad qabkiisa, diintiisa akhlaaqdiisa.
Sadex in ay yihiin dadka oogu badan ee gala denbiyada ay yihiin dad nolosha garab maray mar h**e lkn aan la ogayn dadkaasina ay yihiin kalabadh dadka magalada kunool waa qiyaasee.
Dadkaasi waa dadka gala denbiyada oogu badan marka la joogo gayiga soomalida iyo

Sidaa darteed waxaa is dhex galay kii maandooriyaha qabatimay iyo kii caadiga ahaa, iyagoo qayb ka ah noocyada kala duwan ee balshada ama dowlada ciidanka noocyadiisa kala duwan, shaqalaha rayidka ah, institutions ilaa ay ka soo muuqdeen maxkamadaha iyagoo marag furaya cadaalada horteeda.

Halkaa markay gaadho xaalku ma sahlana

Dawladda Ethiopia ayaa khalkhalgalin kula kacday Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan shirka Midawga Afrika ee Ad...
17/02/2024

Dawladda Ethiopia ayaa khalkhalgalin kula kacday Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan shirka Midawga Afrika ee Addis Ababa ka socda sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Federaalka Soomaaliya.

“Ficilka dawladda Ethiopia kula kacday wafdiga Soomaaliya waxaa uu ka baxsan yahay dhaqanka dawladnimada iyo Diblomaasiyadda” Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Press Statement (for immediate release)Mogadishu, SomaliaFebruary 11, 2024The Federal Republic of Somalia firmly rejects...
11/02/2024

Press Statement (for immediate release)

Mogadishu, Somalia
February 11, 2024

The Federal Republic of Somalia firmly rejects the so-called “memorandum of understanding” signed between the Federal Democratic Republic Ethiopia and the Somalia provincial administration of Somaliland on 1 January, 2024. This illegal MOU is a clear violation of Somalia’s sovereignty, unity, and territorial integrity. Moreover, Ethiopia’s unprovoked action is a dangerous breach of international law and the norms of cooperation between sisterly countries.

According to our constitution and other national laws, no regional administration in Somalia, including Somaliland, has the autonomous jurisdiction to enter into an agreement with another country. Consequently, the so-called “MOU” between Ethiopia and the provincial administration of Somalia is null and avoid, and Somalia will take all necessary measures to deny the implementation of the illegal agreement.

Ethiopia’s action threatens the stability of the Horn of Africa - a region striving for peace and stability after decades of chronic conflicts. As the host of the headquarters of the African Union, whose founding principles safeguard the sovereignty, unity and territorial integrity of all member states, Ethiopia’s dangerous action also poses an existential threat to the foundation of the AU.

Somalia believes that this illegal MOU was designed to undermine our recent progress, which was recognized and applauded by the international community. The successful completion of the debt relief process, coupled with the lifting of the 30-year-long UN arms embargo and the ascension into the East African Community (EAC), a vibrant regional bloc, were some of the notable achievements that Somalia registered in 2023.

Additionally, Somalia was in the middle of a successful counterterrorism operation against the terrorist group Al-Shabaab. Over the past two years, the Federal Government of Somalia has liberated significant territory from Al-Shabaab. Regrettably, this MOU provides Al-Shabaab a golden opportunity to exploit the situation and potentially reverse the gains made in recent years.

In this regard, we call upon member states of the African Union, as well as the United Nations to take a principled position on the illegal MOU and denounce Ethiopia’s unwarranted aggression against Somalia’s sacrosanct sovereignty, unity and territorial integrity. We underline that Somalia has always taken a principled position on the protection of the sovereignty of all UN and AU member states.

Somalia remains committed to peaceful regional relations and expects adherence to international laws, affirming our right to respond to any actions that challenge our sovereignty. We trust in the international community's support against such violations.

-> # # #

kal-fadhiga 6aad ee Gollaha 6aad  ee Xildhibaanada DDS ayaa saaka ka Furmay hoolka Cusub ee Xildhibaanada DDS.kal-fadhig...
01/02/2024

kal-fadhiga 6aad ee Gollaha 6aad ee Xildhibaanada DDS ayaa saaka ka Furmay hoolka Cusub ee Xildhibaanada DDS.

kal-fadhigan Gollaha Xildhibaanada waxaa furtay Marwo ayaan Cabdi Afhayeenka Gollaha Xildhibaanada DDS, waxaana lagu bilaabay Dhagaysiga iyo Ansixinta Warbixinta wax-qabadka Xukuumada lixdii bilood ee la soo dhaafay ee sanad-miisaaniyeedka 2016-ka T.I oo uu soo jeediyey Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxamed Cumar.

Address

Hargeisa

Telephone

+252657644508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when People Post of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to People Post of Somalia:

Shortcuts

Share