BK Media

BK Media Social Media platform, update News Social Media

15/06/2023
22/12/2022
SamaFale Abdi-Malik Muse Coldoon oo maanta Xorriyadiisu dib u helay
22/12/2022

SamaFale Abdi-Malik Muse Coldoon oo maanta Xorriyadiisu dib u helay

Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta Wax ka bedel balaadhan ku sameeyey odoroska Miisaaniyada Qaranka JSL. Waxa 10%  loo kor...
16/01/2022

Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta Wax ka bedel balaadhan ku sameeyey odoroska Miisaaniyada Qaranka JSL.
Waxa 10% loo kordhiyey Mushaharka Ciidamada kala duwan ee JSL oo loogu daray 20%kii Dawladu Miisaaniyada ku soo dartay taas oo noqonaysa in 30% mushaharka Ciidanka la kordhiyey.

Miisaaniyada Doorashooyinka Ayay Goluhu u kordhiyeen qoondadii markii h**e loogu talo galay

Waxa sidoo kale sida idiinka muuqata Lifaaqa wax ka bedelka balaadhan ee miisaaniyada lagu sameeyey oo taabanaysa Nolosha Bulshada sida Biyaha, Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Waana markii ugu horaysay ee Goluhu Lacag intaas leeg (59 Bilyan oo somaliland shiling) ka bedelaan halkii markii h**e loo qoondeeyey oo loo leexiyo Meel kale oo uga baahi badan.

Gudida dhaqaalaha Ganacsiga iho Maaliyada ee Golaha Wakiilada JSL ayaa Hawshan ku mashquulsanayd 2 todobaad iyo dheeraad aanay saacad qudha ka nasanin

"Saadaali Ciyaarta Maanta.---------------------------si sax ah u saadaali si aad ugu guuleysatid Abaalmarin kulanka Fina...
16/01/2022

"Saadaali Ciyaarta Maanta.
---------------------------

si sax ah u saadaali si aad ugu guuleysatid Abaalmarin kulanka Finalka ee u dhaxeeya kooxaha Goodir Hargeysa iyo Dawlada Hoose ee Ceerigaabo.
Shuruudaha Saadaasha:
1- waa inaad like saarto boga Astaan Cable Sports
2- Waa inaad share Garaysaa Post-gan
3- waa inaad si sax ah usaadaalisaa natiijada ciyaarta
4- waa inaad ku sugan tahay gudaha somaliland.
5- Saadaashu waxay ku eeg tahay markay ciyaartu bilaabanto.

hadii aad saxdid oo aanad wada buuxin shuruudaha waxa jaaniska heli doona qofka saxa ee kaa dambeeya.
Nasiib Wacan!

16/01/2022

Address

Hargeisa

Telephone

+252634950088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BK Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BK Media:

Share