
22/03/2025
Aabbe Aadan shalay iyo maanta.
Aabbe Aadan Maleelow wuxuu ahaa Aabbe waayeel ah oo Baabuurta dhiqi jiray magaalada Kismaayo isagoo lacagta yar ee uu kahelo ku maarayn jiray noloshiisa iyo tan qoyskiisa.
Dhowaan waxaa loo iibiyey Baabuur uu kushaqaysto.
Maantana waxaa loo rumeeyey riyadiisii ahayd in uu tago dhulka barakaysan oo wuxuu kusuganyahay Xaramka oo cumro ayuu aaday Dadka Soomaaliyeed ayaa ukacay oo caawiyey.