Codka Shacabka

Codka Shacabka You can help be a part of the solution to your community's challenges, by taking the time to speak

26/02/2026
04/02/2026

"Si loo qariyo dhiigga afartii xildhibaan ee shalay maleeshiyaadka Xasan Sheekh ku toogteen xarunta baarlamaan-ku-sheegga ee Muqdisho, waxay soo riixeen foosto ay rabaan inay ku qariyaan dhacdadaas.
Sida aad la socotaan, shalay waxaa halkaas ku dhintay afar xildhibaan (Allaha u naxariistee); si loo qariyo xaqiiqada dhiigooda iyo falkaasna, waxaa la abaabulay sheekada wiilkii 'Halyeyga' ayaa Xamar Moobilo ku Xaday si dadka looga jeediyo xasuuqii shalay dhacay."

Shame on the son of the Hero.

04/02/2026
05/01/2026
20/11/2025
20/11/2025
10/05/2025

Calanka Somaliland exactly waxa la sameeyay, July 7 1996,

06/05/2025
06/02/2025

Garacad: Darawaliintii Ogaadeen ee deegaanka Majeerteen sii dhex maray
Sida loo galay.
Waxa laga boobey dhamaan bakaashkii ay sideen, darawaliintana sidaas baa loo galay.

14/01/2025

Address

Road No 1
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka Shacabka:

Share