Asniid Xariir

Asniid Xariir Asniid Xariir waa muuqaal sameeye soo gudbiya, Goobaha Taariikhiga , Quruxda Badan ee Dalkeena hooyo.

14/02/2025

Saqiir Gacan Ku dhiigle waa Film Cusub Oon Soo Gudbin Doono 12/02/2025 habeenka Isniintu Soo galayso. Kala soco youtubeka

06/07/2024

Khubaro Academy

MEHER WACAN 2024Waxa halkan Farxadooda Kula qaybsanayaa  Zhpkay  Eng  Axmed-caarif Muxumed Daahir  iyo Marwadiisa Eng Hi...
10/01/2024

MEHER WACAN 2024
Waxa halkan Farxadooda Kula qaybsanayaa Zhpkay Eng Axmed-caarif Muxumed Daahir iyo Marwadiisa Eng Hibo Abdi Aadan, Alle ha isku kiin barakeeyo, isku waaro ubad khayr qaba kala hela.Rugsan بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير01/11/2024 .

Ugu dambayn waxaan leeyahay wlky Shucayb cali & dumaashiday Umalkhayr isku waara oo ubad khayr qabo kala hela . Amiiiiii...
06/01/2024

Ugu dambayn waxaan leeyahay wlky Shucayb cali & dumaashiday Umalkhayr isku waara oo ubad khayr qabo kala hela . Amiiiiiiiiiiin

Hambalyo Meher Wacan.💍💐بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخيرWaxaan Hambalyo Meher wacan u direyaa Wllky Shuca...
01/01/2024

Hambalyo Meher Wacan.💍💐

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير

Waxaan Hambalyo Meher wacan u direyaa Wllky Shucayb Cali Aw Daahir iyo dumaashiday Umalkhayr Iimaam Maxamuud. Isku waaro ubad khayr qaba kala hela. Amiin

Guurkiinu Guur kheyr, Gurigiinu Guri neggi.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asniid Xariir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asniid Xariir:

Share

Category