Helo

Helo Akhayaarta ku xiran page keena wxaan idin soowadnaa video idinka qosliya fadlan page ka ku xirnow oo

03/03/2022

Waan kala qabnaa🤣🤣🤣

  is back
08/06/2020

is back

Makula tahay   ayaa wanaag sameesayBal akhriso Silvia oo ay kooxaha al-Shabaab afduubeen ayaa dib talyaaniga ugu soo laa...
12/05/2020

Makula tahay ayaa wanaag sameesay
Bal akhriso

Silvia oo ay kooxaha al-Shabaab afduubeen ayaa dib talyaaniga ugu soo laabatay kadib xoriyad ay heshey,waxayna tiro,Waxaan qaatay Diinta Islaamka cid igu qasabtayna majirto.

Silvia Romano, oo shalay dib ugu laabtay dalka Talyaaniga kadib 18 bilood oo ay haysteen kooxda Al-Shabaab, ayaa shaacisay inay diinta Islaamka qaadatay.

Silvia, oo ah gabar ka shaqeysa samafalka oo neovember 2018 laga soo afduubtay Kenya, ayaa Talyaaniga ka degtay ayada oo xiran xijaab iyo dirac Soomaali, taasi oo dhalisay su’aalo ku saabsan inay islaamtay, waxayna xaqiijisay in sidaas ay dhacday.

Waxay sheegtay in go’aankeeda diin qadashada uu yimid bartamihii la haysashadeeda, islamarkaana uu ahaa mid ay si iskeed ah u qaadatay, oo ana lagu qasbin.

“Waxaa la I weydiiyey inaan aqristo qur’aanka, kadibna waan ku qancay, anigaana doortay inaan qaato diinta Islaamka, oo ma ahayn mid la igu qasbay,” ayey tiri Silvia Romano oo ay soo xigteen warbaahinta Talyaaniga.

“Bilihii la i haystay waxaan sidoo kale bartay qaar ka mid ah luuqadda Carabiga, oo ay i bareen kuwii I haystay, waxaana mar walba la isiin jiray kitaabka qur’aanka oo aan aqrisan jiray.”

Silvia waxay sidoo kale sheegtay inuusan jirin wax guur ama xiriir ah oo ay la sameysay kuwii haystay.

“Qaadashadeed diinta waxay ahayd mid ku timid si tartiib ah. Ma jirin wax guur ama xiriir ah oo aan la lahaa kuwii I haystay, waxaa naga dhaxeysay kaliya is-xushmeyn,” ayey tiri Silvia Romano.

Waxa ay intaas ku dartay in sidoo kale loola dhaqmay si wanaagsan islamarkaana aysan ku xirneyn qool, balse loo ogolaa inay dhaq-dhaqaaqo ayada oo dusha sare lagala soconayo.

“Waxay ii xaqiijiyeen inaan la I dili dooni, balse meelo badan oo kala duwan oo weliba xaafado la degan yahay ayaa la ii wareejin jiray muddo kadibba,” ayey tiri.

Silvia Romano ayaa waxaa lasii daayey habeenkii Jimcaha, waxaana sii daysamadeeda ka shaqeeyay sirdoonka Talyaaniga oo kaashanaya kuwa Soomaaliya iyo Turkiga sida warbaahinta sheegtay .
Shibiin

12/05/2020

Wax qabadkii Nabad iyo Nolol halkaan ka daawo adigaa
Plz
dheh

25/02/2020

Majaajilayaashii reer Burco oo hees qiiro ah usoo qaaday muxamed in ay qabyaaladda iyo kala goynta somaaliyeed in ay joojiyaan
Wllyaal haddaad qalbigiina daacad yahay
ta hala dhaafinaya

22/02/2020

😂😂😂 wiilkaan aabihiis ama hooyadiis
Midkaad taqaano uyeer ku dheh
ta iyo ta page ka hala dhaafin
Wll

20/02/2020

Shaxaari merl xun buu ku danbeeyaa😂😂😂
Hal mar illa daawo
ta iyo ta page ka hala dhaafin

Address

Hargeisa
000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Helo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Helo:

Share