Mohamed shiine

Mohamed shiine Soo dhawaw wll gacmo furan

13/06/2025

Mustafe shifo noloshaa lagu qabtay

Sawirkan waxaa la qaaday 1940 ki . Waxa ka muuqda dad salaadi Jimcaha ku tukanaya dariiqa iyo dad kale suuqa alaab ku ii...
31/05/2025

Sawirkan waxaa la qaaday 1940 ki .

Waxa ka muuqda dad salaadi Jimcaha ku tukanaya dariiqa iyo dad kale suuqa alaab ku iibinya salaadna aan tukanayn .

Badankood dadkani maanta adduunka majoogan, kii Salaada tukan Jiray waxba ma dhaafin gaajana uma dhiman, kii salaada ka doortay ganacsigana xoolihisi qabriga uma raacin.

Nabigu SCW waxa uu inoo sheegay waxa ugu horeeya ee qofka laga xisaabinayo waa saalada haddi ay wanaagsanato dhamaan camalkiisa oo dhami wa uu wanaagsnaanayaa haddi ay xumaatana wixii kale ee uu camal laaha waa uu Xumaanayaa.

W/Q Feisal Hussein

Sheekha Loogu jecel yahay dhulka Somalida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun alle cimriga iyo cafimadka ha u siyadiyo
31/05/2025

Sheekha Loogu jecel yahay dhulka Somalida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun

alle cimriga iyo cafimadka ha u siyadiyo

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed shiine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share