Oneclick News

Oneclick News Join us For Football updates Match Highlights and Transfer market stories!

Iran, ayaa awood u yeelatay horraantii saakay inay gantaal ku qarxiso xarunta Bazan  ee sifeynta saliidda iyo kiimikooyi...
16/06/2025

Iran, ayaa awood u yeelatay horraantii saakay inay gantaal ku qarxiso xarunta Bazan ee sifeynta saliidda iyo kiimikooyinka batroolka Israa’iil ee ku taalla magaalada Xayfa ee waqooyiga Israa’iil. Fulinta weerar noocan ah waa mid gaar ah oo hadaf gaar ah ay ku gaaraysay Iran.

Maxay tahay muhiimada warshada Bazan?

Waa warshadda sifeynta saliidda iyo kiimikooyinka batroolka ee ku taalla Israa’iil, taasoo soo saarta ilaa 200,000 oo foosto oo batrool ah maalintii.

Haddii weerarku sababo burbur baaxad leh:

•Waxaa suuragal ah in ay dhacdo jahawareer weyn oo ku yimaada sahayda shidaalka ee loogu talagalay ciidamada iyo hay’adaha muhiimka ah ee Israa’iil.

•Ciidanka cirka ee Israa’iil wuxuu ku tiirsan yahay nooc gaar ah oo shidaal ah oo laga sifeeyo warshaddan. Hoos u dhac kasta oo adeegga warshadan ayaa ka dhigan hoos u dhac laga arkayo hoos u dhaca duulimaadyada diyaaradaha dagaalka Israa’iil.

•Israa’iil waxay wajihi doontaa khasaaro dhaqaale oo gaaraya boqolaal milyan oo doollar maalintii.

•Waxaa sidoo kale jiri doona cadaadis uu la kulmi karo keydka istaraatijiga ah ee shidaalka ee Israa’iil.

Weerarkan wuxuu ka dhigan yahay mid curyaamiya kala bar xudunta tamarta Israa’iil.

Weerarka ay hadda Iran ku qaaday gudaha Israa’iil,  wuxuu ka sarreeya weerarkii xalay burburka ka dhaliyay Telaabiib iyo...
15/06/2025

Weerarka ay hadda Iran ku qaaday gudaha Israa’iil, wuxuu ka sarreeya weerarkii xalay burburka ka dhaliyay Telaabiib iyo Xayfa, sida uu ku warramay telefishinka Israa’iil ka soo baxa ee Channel 13.

Iran ayaa ku weerartay Israa’iil, gantaallo si dhaqso u dhaliyay burbur oo ku dhacay bartilamaameedyo ku yaalla Telaabii...
15/06/2025

Iran ayaa ku weerartay Israa’iil, gantaallo si dhaqso u dhaliyay burbur oo ku dhacay bartilamaameedyo ku yaalla Telaabiib iyo Xayfa, xilli warbaahinta Israa’iil ay ku warramayso inay gantaallada Iran dhismayaal horleh inay dumiyeen.

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨BREAKING — Fabrizio Romano:Franco Mastantuno is officially a Real Madrid playerContracts were signedContr...
13/06/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨

BREAKING — Fabrizio Romano:

Franco Mastantuno is officially a Real Madrid player

Contracts were signed

Contract for (6) years

The player will join after the World Cup starting in August

Madrid training today 😤🥶
13/06/2025

Madrid training today 😤🥶

SO COLD 🥶 ❄️
12/06/2025

SO COLD 🥶 ❄️

Xabi Alonso leads his first training session as manager of Real Madrid ahead of the FIFA Club World Cup 🇪🇸️A new era for...
09/06/2025

Xabi Alonso leads his first training session as manager of Real Madrid ahead of the FIFA Club World Cup 🇪🇸️

A new era for Los Blancos ⚪

Lamine Yamal have no answer for Nune mendes what a player💎He is the best LB of the world right now?
08/06/2025

Lamine Yamal have no answer for Nune mendes what a player💎
He is the best LB of the world right now?

⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️Portugal Are the Winners of UEFA Nations Champions
08/06/2025

⛔️⛔️⛔️⛔️⛔️Portugal Are the Winners of UEFA Nations Champions

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 URGENT:Line up for France against Germany today.
08/06/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 URGENT:

Line up for France against Germany today.

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨Breaking News — Fabrizio Romano |Real Madrid will offer Tebaut Courtois to renew his contract next month.The...
08/06/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨
Breaking News — Fabrizio Romano |

Real Madrid will offer Tebaut Courtois to renew his contract next month.

The deal is expected to be completed this summer.

The Belgian remained as expected.

Address

Road Number 1
Shanghai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oneclick News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oneclick News:

Share