Somaliland post

Somaliland post Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaliland post, Media/News Company, Hargeisa.

30/04/2026

madaxweynaha somaliland abdirahmaan abdilaahi ciiro ayaa booqasho aan xog badan laga bixin ku jooga dalka imaaraadka carabta. madaxweynaha ayaa kulamo hoose layeeshay musuuliyiinta ugu saraysa dalkaas inkastoo xogta kulankaas aad loo adkeeyey
dalka imaraadka carabta ayaa somaliland aad uga taageera dhanka amniga dhaqaalaha iyo siyaasada waana dalkii ka danbeeyey in Israel noqoto dalka ugu h**eeya ee aqoonsada somaliland tasoo furtay albaab mudo 33 sano ka xidhnaa somaliland dadka arimaha siyaasada daraaseeya ayaa sheegay in imaaraadku noqon karo dalka labaad ee aqoonsada somaliland

30/04/2026

Somaliland waxa ku soo food leh maalinkii qarankani la soo noqday madaxbanaanidii ka luntay 1960kii. Xusitaanka 18 may ayaa ka duwan xusitaanadii h**e maadamay somaliland dib u heshay madaxbanaanidii lixdankii ilduuftay.

Dalalka Qaarada Afrika ugu dadka DhaadheerSida ku cad xog ay daabacday TRT dalka Koonfur Sudan ayaa noqday waddanka ay d...
30/04/2026

Dalalka Qaarada Afrika ugu dadka Dhaadheer
Sida ku cad xog ay daabacday TRT dalka Koonfur Sudan ayaa noqday waddanka ay dadkiisu ugu dhaadheer yihiin qaaradda Afrika iyada oo cel celis ahaan dheerarkoodu u gaadho 182CM.

Halka kaalinta 11-aad uu ku jiro dalka Cameroon oo dhererka dadkiisu ay gaadhaan 170CM.

Guud ahaanba Soomaalida iyo dalalka ay wax ka degaan ee Geeska Afrika sida Ethiopia iyo kenya ayaa ka maqan Liiska 11 ka waddan ee ugu dadka dhaadheer qaaradda Afrika, taas oo ka dhigan in Soomaalidu aanay ahayn dad leh dherer ay ku geli karaan kaalmaha h**e ee dadka ugu dhaadheer qaaradda Afrika.

Kali-talisnimadu waa nidaam siyaasadeed oo hal qof ama koox yar ay si buuxda u maamusho dalka, iyadoo aan jirin xisaabta...
28/04/2026

Kali-talisnimadu waa nidaam siyaasadeed oo hal qof ama koox yar ay si buuxda u maamusho dalka, iyadoo aan jirin xisaabtan, doorasho xor ah, ama xorriyad dadweyne. Qaaradda Afrika waxay si weyn u aragtay saameynta nidaamkan, gaar ahaan qarnigii 20aad iyo bilowgii qarnigan.

1. Dhaqaale burburay
Dalal badan ayaa dhaqaalahoodu hoos u dhacay sababtoo ah:
Musuqmaasuq (lacagta dalka oo la lunsado)
Maalgashi la’aan (dad iyo shirkado ka cabsada nidaamka)
Khayraadka oo si xun loo maareeyo

2. Xadgudubka xuquuqda aadanaha
Kali-taliyeyaashu badanaa:
Xiraan ama dilaan mucaaradka
Xaddidaan xorriyadda hadalka
Cabsi geliyaan shacabka

3. Dagaallo iyo xasillooni darro
Nidaamyada kali-taliska ah waxay keeneen:
Kacdoonno
Dagaallo sokeeye
Kala qaybsanaan qabiil ama siyaasadeed
Tani waxay dib u dhigtay horumarka dalal badan.

4. Waxbarasho iyo horumar la’aan
Marka awooddu hal meel ku ururto:
Waxbarashada iyo caafimaadka lama hormariyo
Lacagta dalka looma isticmaalo adeegyada shacabka
Natiijadu waa dhalinyaro fursado la’aan ah.

5. Kalsooni la’aan dowladeed
Dadku waxay lumiyaan kalsoonida:
Doorashooyinka ma noqdaan kuwo dhab ah
Shacabka ma dareemaan inay wax dooran karaan.

hadii aynu eegno dhanka soomaalida

jabuuti waa dal yar oo badku ku fadhiyo lugu qiyaaso
23,200 kiiloomitir oo laba jibbaaran (km²)

dalkaas yar waxa haysta digtayter geele wuxu dalkaas xukumayey 26 sano bilaa hormar ah dadka reer jabuuti ma haystaan baahiyaha aasaasiga ee bulshada sida caafimaad. Waxbarasho biyo la aan
Xoriyatal qawlka oo xadhkaha goostay
Iyadoo ay sidaa tahay hadana wuxu mar kale waxa uu doorasho ugu yeedhay ka qabtay dalkaas isagoo mar kale isu mashxaraday
Wuxu hogaamin doonaa mudo 5 sano ah danbe dadkaas uu xooga ku haysto.
Ugu danbeyn keligii taliskasta oo xukunka isku adkeeya wuxu ku danbeeyaa meel xun.

27/04/2026

somaliland isu diyaarinaysa 18 may iyo sugida xaduudaha dalka
dib aqoonsiga u helay.

26/04/2026

somaliland oo kaalma meleteri ka helaysa saxiibkeeda Israel ayaa si xawli ah u tayeynaysa ciidanka qaranka somaliland.

26/04/2026

wuxu dhahay anigu xariirkayga ma soo bandhigo wiilkan baraha bulshada caan ka ah ayaa waraysi u bixiyey dad yow fara badani si kala gedisan uga ficil celiyeen.

25/04/2026

commandoska somaliland oo jiibta isla helay.

Sawirkaa idiin muuqda waa wiil xassan sheikh uu ku dul dumiyey gurigiisii.
25/04/2026

Sawirkaa idiin muuqda waa wiil xassan sheikh uu ku dul dumiyey gurigiisii.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share