31/10/2024
Digniin
======
Sharciyan mabanaana in ladaadiyo dhiiga qofka muslimka ah walo haba qaldanaadee hadayjirto sabab lagu badbaadinkarayo
Hadaba waxaa isna xaaraan ah in qofdhintay oo mayda sidii ladoono laga yeelo maydku xurmo gaarabuu leeyahay markuu dhinto dhalinyarada isku soo sawiraya maydadka waxaan uga digayaa cawaaqib xumada wuxuushnimada iyo inay udhaqmaan sida xayawaanka dhinackasta oo gaysta fal ka. baxsan bini aadanimada waw barmadow oo aan kahadhi doonin dagaalku wuu dhamaan waana laheshiin ee hadhitaysanin dhibaato adiga kuugaara dhalinyarada hj waxaan leeyahay hadii nabad lawaayo xaraga dagaalama dulmina hagaysanina wuxuu yidhi abwasnkii(cuqubada halkii lagu galay caw ku hurudaaye) hanoqon adigu kuwa gala cuqubada maydka iyo maatida
Dhalinyarada Dhb iyo horjoogayaashooda iyana waxaan ugu baaqayaa layna kala rari maayo midkeena dhamaan maayo beri baynu ceelka iyo cashinta isugu imanaynaa nabad waxdhaanta garanmaayo gadaadse diido hadhitaysan waxaan weligaa kahadhay
Ugu danbay waxaan ku celinaya kafoogaanshaha falkasta oo anshaxa kabaxsan