Abdulkadir Golyar

Abdulkadir Golyar Dhab iyo dhacdo, Ogaal iyo ogaysiis, War iyo warbixin. Fadlan Follow dheh boggeenan.

Senator Ted Cruz oo laga soo doortay gobolka Texas, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka xidhiidhka dibadda ee Afrika  ayaa...
14/08/2025

Senator Ted Cruz oo laga soo doortay gobolka Texas, ahna guddoomiyaha guddi-hoosaadka xidhiidhka dibadda ee Afrika ayaa warqad u diray Madaxweyne Trump isagoo ku boorinaya in Mareykanku si rasmi ah u aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxyaabaha uu xusay Senator-ku ee ay Somaliland ku mudantahay Aqoonsiga waxaa ka mid ah:

• In Somaliland ay noqotay saaxib amni iyo diblomaasiyadeed oo muhiim u ah Mareykanka, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika.

• In ay ku taallo meel istaraatiiji ah oo ku dhow marin-badeedka ugu mashquulka badan caalamka.

• In ay leedahay ciidamo awood leh, ayna ka qaybqaataan la dagaallanka argagixisada iyo budhcad-badeedka.

• Waxay ogolaatay in Taiwan ka furato xafiis wakiilnimo Hargeysa, waxayna rabtaa inay xoojiso xidhiidhka Israa’iil, iyada oo taageertay heshiisyada Abraham Accords ayuu warqadda ku yidhi Senator-ku.

• In Shiinahuhu uu cadaadis dhaqaale iyo diblomaasiyadeed ku saarayo Somaliland, taageerada ay siisay Taiwan awgeed.

• Senater-ku waxa uu yidhi: Inkasta oo cadaadis jiro, haddana Somaliland waxay sii waddaa inay doonayso xidhiidh dhow oo Mareykanka ah, gaar ahaan dhanka amniga, ganacsiga, iyo iskaashiga ka hortagga argagixisada.

• Senator Cruz wuxuu ku booriyay in si buuxda loogu aqoonsado Somaliland dal madax-bannaan si ay iskaashiga ugu shaqeeyo si waxtar badan.

Abdulkadir Golyar

14/08/2025

Hooyada Qaranka Dr's Adna Adan.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Qadan Qaran oo caan ka ah baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok....
14/08/2025

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Qadan Qaran oo caan ka ah baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok.

Qadan Qaran ayaa Hargeysa uga dabaal degtay Maamul Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, arrintan ayaa xadhigeedu la xidhiidhaa.

14/08/2025

Shil gaadhi oo ka dhacay New-Hargeysa.

14/08/2025

: Waa Hooyo sariirteedi ku dul geeriyootay, keddib markii Ciidanka Dawladda Somalia qoryo ku garaaceen.

Sida ay ku warramayaan wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho waxa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dawladda iy...
14/08/2025

Sida ay ku warramayaan wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho waxa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dawladda iyo dad shacab ah oo hubaysan kuwaas oo degen xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Waxa dagaalkan sababay cadho ka dhalatay Madaxweyne Xasan Sheekh oo doonaya in uu ka raro dadka degen dhulka danta guud ee degmada Hodan.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaalkan oo bilowday subixii h**e ee saaka. Xukuumadda Xasan Sheekh ayaa xoog u adeegsanaysa dadka degen dhulka danta guud iyadoo ka iibinaysa dhulkaas ganacasato.

Abdulkadir Golyar

Muxiyadin Cabdi Faarax, oo h**e u ahaa wasiir kuxigeenkii Maalliyada ee DDS ayaa haddda noqday Wasiirka Dakhliga Deegaan...
13/08/2025

Muxiyadin Cabdi Faarax, oo h**e u ahaa wasiir kuxigeenkii Maalliyada ee DDS ayaa haddda noqday Wasiirka Dakhliga Deegaanka Somaalida.

11/08/2025

"Anigu Dadka Codka Kulmiye leh baan Afhayeen u ahay" Afhayeenkii Kulmiye ee xilka laga qaaday oo hadlay.

Shirkadda Somtel ayaa sidan ku jawaabtay keddib markii Codka shacabku ka xoog batay Madaxweynuhuna uu la qaatay baaqa sh...
09/08/2025

Shirkadda Somtel ayaa sidan ku jawaabtay keddib markii Codka shacabku ka xoog batay Madaxweynuhuna uu la qaatay baaqa shacabka sidaasna uu ku hakiyey go'aankiina shirkadaha isgaadhsiinta ku kordhiyeen qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku hadalka.

Sidee u aragtaa?

Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bix...
09/08/2025

Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, go’aankan oo ay shirkaduhu h**e ugu dhawaaqeen.

Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii h**e, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Xaalada Banka qool-caday uma baah-na in Lagu deg d**o xidhitaanka seeraha iyadoon la qancinin  dadka degaanka ah ee yaal...
09/08/2025

Xaalada Banka qool-caday uma baah-na in Lagu deg d**o xidhitaanka seeraha iyadoon la qancinin dadka degaanka ah ee yaala Banka’
1: waa in mashruucan lagu daraa halkii ay ku nolaan lahayeen dadka iyo Xoolaha ku nool degaanka Banka”
2)100 kmtr squere ee mashruuca loo xidhaayo waa in 50kmtr bari ka martaa wadada cad 50kmtr kaleeto galbeed laga mariyaa wadada cad”
3)waa in xukuumada j/s/land ay bixiso hantida dhulkii shacabka ee galay gudaha siliga madaarka caasimada Hargeisa”

4. waa in xukuumadu xayiraada uga qadaa dadka degaanka”baaqiga dhulkooda iyo beerahooda uga hadhay loo fasaxo si ay u munacfacadsadaan “
5. In degaanka banka bulshada taal laga dhaadhiciyo bulshada faaidada ugu jirta mashruuca”
6. Intay shantaas qodob ay qabyo yihiin hadii cid abaabulan oo oo cid gaar ahi dirsatay hargaisa ka tagto iyadoon laga wada socon “waxaa ka iman karta halis amni iyo isku dhac bulsho oo khasaare keeni Kara”waxii ka yimaada khasaare waxa qaadi doonta cidii ku dhaqaaqda tallo ugaara”

Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed

09/08/2025

Shacabku waxay leeyihiin; Madaxweyne haddaanu shalay dantaada iyo in nidaamka doorashooyinka sidoodi lagu soo celiyo diyaar u ahay, maantana waxaanu diyaar u nahay dantayada iyo qiimaha Internet-ka iyo ku hadalka sidoodi lagu soo celiyo.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634749944

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir Golyar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulkadir Golyar:

Share