Weedhsan news

Weedhsan news weedhsan news ugu kaalay xaqiiqada iyo warar sugan yes

23/09/2025
Shan dal oo Afrikaan ah oo Dhaqaalahoodu aad u kobcayo sanadkan 2023Sida lagu qoray The Business Insider, IMF waxay saad...
31/01/2023

Shan dal oo Afrikaan ah oo Dhaqaalahoodu aad u kobcayo sanadkan 2023
Sida lagu qoray The Business Insider, IMF waxay saadaalinaysaa in shantan dal dhaqaalahoodu aad u kobci doono:

1. Angola: Angola waa waddanka Saddexaad ee ugu dhaqaalaha badan waddamada Afrika ee Saxaraha ka hooseeya. Waa waddan qani ku ah shidaalka, waana waddanka labaad Afrika ee soo saara saliidda, IMF waxay saadaalinaysaa in dhaqaalaha waddankani kordho 8.6% oo uu gaadho dhaqaalaha waddankani 135 bilyan.
2. Itoobiya. Itoobiya waxay noqonaysaa waddanka afaraad ee Afrika ee ugu dhaqaalaha badan, iyadoo kaalintaa ka qaadaysa dalka Kenya, sida ay IMF xustay. Ka dib heshiiskii dawladdu la gaadhay Tigrayga, waxa la filayaa dhaqaalaha dalkan oo sii kordha, oo sanadkan gaadha 126 bilyan oo doollar.
3. Nigeria. Waa waddanka ugu dhaqaalaha badan Afrika, sanadkan waxa la rajaynayaa in dhaqaalaha dalkani gaadho 570 bilyan.
4. Koonfur Afrika. Waa dalka labaad ee ugu dhaqaalaha badan waddamada Saxaraha ka hooseeya, waxaana la rajaynayaa in dhaqaalaha waddankani gaadho 422 bilyan oo doolar.
5. Kenya. Kenya waxay haysatay kaalinta afaraad oo imika Itoobiya soo galayso, waxaana la saadaalinaya korodh dhan 2.4%.

Dowladda Soomaaliya oo ka soo horjeesatey mashruuc soo saarista shiidaalka Somaliland. Soomaaliya ayaa horey uga soo hor...
28/12/2022

Dowladda Soomaaliya oo ka soo horjeesatey mashruuc soo saarista shiidaalka Somaliland.

Soomaaliya ayaa horey uga soo hor jeesatey mashruuca dekedda Berbera ee DPWORLD.

Kadib wacdaradii Xalay Casemiro waxaa laleeyahay waa qadka dhexe Daafac ugu fiican Premier league,miyuu labadana ka fiic...
28/12/2022

Kadib wacdaradii Xalay Casemiro waxaa laleeyahay waa qadka dhexe Daafac ugu fiican Premier league,miyuu labadana ka fiican yahay

22/10/2022

Welcomes akhyaarta

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaa...
09/05/2022

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga, oo dhawaan magaalada Hargeysa toogasho ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cabdillaahi Maykal.

" Madaxwayne Cigaal waan hubaa oo janadii ayuu joogaa,aniguna raga ugu tagaaya ayaan ahay waxyaalo badana waan u sheegi ...
06/05/2022

" Madaxwayne Cigaal waan hubaa oo janadii ayuu joogaa,aniguna raga ugu tagaaya ayaan ahay waxyaalo badana waan u sheegi doona “.

Xildhibaan indho-indho

03/05/2022

Jacay dhamays tiran

27/04/2022

Habeènka laylatul qadriga maxaa kagu kartaa
Sheikh mohamed sheikh omer dirir

Address

Hargeisa

Telephone

+252654502903

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weedhsan news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Weedhsan news:

Share